|    Register
 
Friday, July 30, 2010
Articles
News
Ciyaaryahankii hore Xulka Brazil Iyo  Kooxda Barcelona Geovani ayaa weerar dhanka  afka ah ku qaaday Tababaraha haatan Naadiga Bayern Munich Luis Van Gaal,isagoona ku sheegay inuu yahay Hitler-ka ay leeyihiin Ciyaartooyda Dalka Brazil ka soo jeeda.   Read More...

Iyadoo wali bahweynta isboortiga soomaaliyeed ay la murugoonayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Macalin Shiikhaalow ayaa waxaan halkan ku soo gudbineynaa taariikh nololeedkii Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed xuseen Cali Shiikhaalow oo geeridiisu ay niyad jab weyn ku tahay bahweynta isboortiga Soomaaliyeed gaar ahaana kubada cagta.

  Read More...

News

Taariikhda markey aheyd  28 – 05- -2010, oo ay aheyd maalintii loo balansanaa  ciyaarta kama dambeysta  ama FINAL ka ee tartanka koobka horyaalka ee jaalliyadda soomaaliyeed magaalada Jidda, iayadoo garoonkuna uu ahaa ay buux dhaafiyeen dhamaan bahweynta isboort eek u nool magaalada jidda boqorttoyada sacuudi carabiya.

  Read More...

News
Kooxda APR ah horyaalka wadanka Rwanda  ayaa galabta ku guuleysatay koobka horyaaladda kooxaha bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA-KAgame club cup 2010, kaddib markii galabta ay 2-0 wadnaha ku jartay dhigeeda wadanka Ethiopia ee ST George.   Read More...

News

Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Serbia Nikola Zigic ayaa la wareegay Record-ka Ciyaaryahanka ugu dheer Ciyaartooyda ka ciyaarta Horyaalka Ingiriiska,ka dib markii uu ku biiray Naadiga Birmigham Ee Dalka England.

  Read More...

News

Taariikhdu marka ay ahayd 23kii may 2010 waxaa magaalada Stockholm caasimada Sweden ka dhacay kulan balaaran oo isku hor fariisteen madaxweynaha Galmudug State mudane Maxamed Axmed Caalin iyo bahda isbortiga Sweden oo uu horkacayey xoghayaha olombikada Soomaaliyeed mudane Cabdulahi Axmed Tarabi.

  Read More...

News
Former Somali national football team coach Mohamed Hussein Ali
popularly known as (Sheekaalow) has perished from heart attack, on saturday morning, statement from Somali football federation confirmed.


  Read More...

News

Allaha ha u naxariistee waxaa ay daqiiqado ka hor ummadda Somaaliyeed gaar ahaan bahda isbortiga ka geeriyooday  Laacib astaan u ah ciyaaryahanada Soomaaliyeed ee xirfadda kubadda cagta hibada Illaah u siiyay si weyna looga yaqaano dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba Waana Marxuum Maxamed Xuseen Cali {Shiikhaaloow}.

  Read More...

News

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa kabtankii hore ee xulka qaranka Yuusuf Cali Nuur (Yuu Cali) u magacaabay macalinka kooxda ka yar 17-ka sanadood.

  Read More...

News

Xiriirka K/ Cagta Dalka Ghana aya ku dhawaaqay in xiddiga qadka dhaxe Kooxda Chelsea iyo xulka Ghana Micheal Essien uusan ka qayb gali doonin ciyaaraha Adduunka ee lagu wado inay dhawaan ka furmaan Dalka Koonfur Afrika.

  Read More...

Page 8 of 28First   Previous   3  4  5  6  7  [8]  9  10  11  12  Next   Last   

    

leaflet.jpg

119.jpg

cash1yar.JPG

seukiyar.jpg

logo-yar.jpg

1583tacsiiyo.jpg

saqir.jpg  

ges.JPG 

babuji copy.jpg

banner240 x 180.gif

 

cl.png

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Events
<July 2010>
SunMonTueWedThuFriSat
27282930123
45678910
11121314151617
18192021222324
2526
Somali-UK Football Festival
2:00 PM

   Somali-UK Football Festival

2728293031
1234567
    
Survey

 
  
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use