|    Register
 
Friday, July 30, 2010
Articles
News

Xaflad si aad u heersaraysa loo soo agaasimay ayna ka soo qaybgaleen odayaal, aqoonyahan, madax ka socotay dawladda KM ee soomaaliya, garsoorayaal, dhaqaatiir, madaxda iyo cayaartoyda kooxaha ka qaybgalaya tartanka  iyo tiro aad u badan oo ka tirsan  kuwii ugu magaca waynaa cayaartoydii hore ee kubadaha cagta iyo kolayga ee kooxihii dalka iyo xulkii qaranka Soomaaliyeed looguna qorituurayey kooxaha ka qaybgalaya tartanka Somali-UK Football Festival ayaa xalay ka dhacday xaafadda Enfield ee waqooyiga London.

 

  Read More...

News

South Africa president Jacob Zuma insists his nation is more than ready to host the World Cup, and paid tribute to Nelson Mandela for his role in bringing the finals to the African continent for the first time.

  Read More...

News
Ka Dib markii aan wada maqlanya isla markaana aan wada daawanaya jawaabaha laga wada bixinayo dhawaacyada is daba jooga ah ee soo gaaraya Ciyaartooyda caanka ah ee ka qayb galaya Koobka Adduunka aya waxaa soo baxaya warar eedeymo ah oo ku wajahan Martigaliyaha sanadkaan Ciyaaraha Adduunka Ee Koonfur Afrika.   Read More...

News
Ciyaaryahanka Qadka dhaxe Kooxda Liverpool Steven Gerard ayaa ka dhawaajiyay inuu doonayo inuu xilli ciyaareedka cusub u safto Naadiga weyn Dalka Spain ka dhisan Ee Real Madrid.Gerard oo wareysi siinayay Wargayska Marc ee ku dhow Kooxda Real Madrid ayaa waxuu yiri.   Read More...

News
Waxaa moodaa in sadaxdii maalmood ee ugu dambeysay ay aheyd maalmahii dhawaaca, ka dib markii ay dhawaac halis ah la kulmeyn qaar ka mid ah ciyaartooyda ugu caansan ee ka qayb galeysa Koobka Adduunka, iyadoona ilaa haatan ay soo baxayaan wararka ah ciyaartooyda kale ee dhawaac soo gaarayo.

  Read More...

News
Geir Jordet oo ah Doctor ku taqasusay cilmi nafsiga ayaa fariin u diray Tababaraha Xulka England Fabio Capello, isagoona kula taliyay inuusan Rikoorooyinka ku aaminin labada ciyaryahan ee Xulka England Weyn Rooney Iyo Frank Lampard.
 

  Read More...

News
Weeraryahan u dhashay dalka waqooyiga Kuuriya ayaa waxaa la sheegay in sida kaliya ee uga qaybgali doono cayaaraha adduunka ay tahay goolhaye ahaan ka dib markii xulka dalkiisu ku diiwaan geliyey goolhaye ahaan ayagoo ku dadaalayey in ay weeraryahan dheeraad ah helaan.   Read More...

News

MINNEAPOLIS: Shir aad iyo aad u ballaraan ayaa lagu qabtay dalka Mareykanka gaar ahaan Magaaladda Minneapolis kaa oo ay qabanqaabiyeed Ciyaaryahanadii hore ee Ciyaaraha fudud ee Soomaalia Magac iyo maamusba ku lahaa kuwaa oo kala ah: Cabdi Warsame Isaaq, Cali Cabdi, Maxamed(Cali Bay), Shidane Cumar Axmed, Cumar Xasan Culusow, Cabdulaahi Jumcaal Axmed (Ceel Shube), Axmed Cusmaan Cilmi (Axmed Xoor), Maxamed Cabdi Sheekh iyo Jaamac Bile Cabdi.

  Read More...

News
Sameul Eto'o oo ka mid ah ciyaartooyda Xulka Cameroon ugu qayb gali doonto Koobka Adduunka oo dhawaan ka furmi doono Dalka koonfur Afrika ayaa sheegay inuusan xiiseyneen inuu ciyaaro tartanka ugu xiisaha badan dunida.
 

  Read More...

News
Ciyaartooyda Xulka Dalka Holland ee haatan ku sugan Dalka South Africa ayaa sheegay inay si weyn ugu walaacsanyihiin in lala beegsado weeraro argagaxisnimo ee kaga yimaada Uuruka Al Qaacida oo dhawaan ku hanjabay inay bartilmaameydsan doonaan Ciyaartooyda Holland.

  Read More...

Page 7 of 28First   Previous   2  3  4  5  6  [7]  8  9  10  11  Next   Last   

    

leaflet.jpg

119.jpg

cash1yar.JPG

seukiyar.jpg

logo-yar.jpg

1583tacsiiyo.jpg

saqir.jpg  

ges.JPG 

babuji copy.jpg

banner240 x 180.gif

 

cl.png

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Events
<July 2010>
SunMonTueWedThuFriSat
27282930123
45678910
11121314151617
18192021222324
2526
Somali-UK Football Festival
2:00 PM

   Somali-UK Football Festival

2728293031
1234567
    
Survey

 
  
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use