|
News
By ABDINASIR MOHAMED Thursday, June 10, 2010: MOGADISHU, Somalia—World Cup madness has come to this troubled nation, creating a dangerous cat-and-mouse game between fans eager to watch televised soccer matches and Islamic militants determined to stop them.
Read More...
|
|
News
Ciyaartooyda meteleysa dalka Holland ayaa gebi ahaanba loo diidey inay isticmaalaan aaladda Twitter-ka inta uu socdo koobka aduunku kagadaal markii uu erayo midab kala sooc ah ku isticmaalay laacibka Eljero Elia muuqaal qulqulkiisu toos ahaa (live stream video).
Read More...
|
|
News
Iyadoo lagu wado in Jimcaha soo aadan ooda laga qaado Koobka Aduunka oo ah waqcadd kubadeed tan ugu xiisaha badan marka ay timaaddo tartamada heerka caalami, ayaa su'aasha ugu badan ee la is waydiinayaa waxay tahay toloow Talyaanigu ma difaacan doonaa koobkan oo uu ku guuleystey dufcadii u dambeysey?
Read More...
|
|
News
Suxufiyiin Lagu Dhacay Dalka koonfur Afrika. Iyadoo ay maalmo yar ka harsanyihiin Furitaanka Ciyaaraha Adduunka oo sanadkaan lagu qaban doono markii ugu horeysay Qaadarad Afrika ayaa waxaa soo baxaya warar ah wali inay jiraan dhibatooyinkii iyo tacadiyadii lagula kacayay Suxufiyiinta iyo Ciyaartooyda ku sugan Dalka Koonfur Afrika.
Read More...
|
|
Kooxda kubadda Koleyga ee dhallinta cuslaatay ee Minnesota ayaa difaacatay darajadii horyaalnimada K/koleyga oo ay ku guulaysteen sannadkii 6aad,iyada oo dhallinta cuslaatay sannad kastaaba ay ka kala yimaadaan gobolada Maraykanka iyo Canada sida: Minnesota, Atlanta, Virginia, Seattle, WA, Portland, Toronto, Ottawa iyo Vancouver.
Read More...
|
|
News
Cayaaryahankii hore ee kooxihii Bangiga, Jeenyo, Mogadishu, Somalitex, Batroolka iyo xulkii qaranka Soomaaliyeed Shaacir Shiikhow Jalbe oo xalay la hadlayey xubnaha ururwaynaha SSAUK iyo marti sharaf aad u fara badnayd oo ka soo qaybgashay xafladdii qorituurka tartanka Somali-UK Football Festival oo ka dhici doona magaalada London ayaa sheegay dhibaatada ay ku jiraan cayaartoydii hore ee dalka dibadda iyo gudahaba.
Read More...
|
|
News
Macalinka layliya Talyaaniga Marcello Lippi ayaa ku qoslay soo jeedin ahayd inuu xulkiisa ka ceeyriyo laacibka yar ee Claudio Marchisio oo khadka dhexe uga ciyaara kooxda Juventus iyo Talyaaniga oo lagu haysto eedeyn ah inuu aflagaadeeyey heesta calanka iyo magaalada Roma.
Read More...
|
|
News
Qawaarka khadka dhexe ee xulka Argentina Juan Sebastian Veron ayaa muujiyay sida uu uga welwelsanyahay laacibka da'da yar iyo jookarka Argentina Leo Messi oo ay iminka qol wadaag yihiin.
Read More...
|
|
News
Iyadoo ay tahay markii ugu horeysay Ee Ciida Qaarada Afrika lagu qabto Ciyaaraha Adduunka ayaa waxaa maalintii shalay aheyd dhacay shil,kaasoo sababay in ugu yaraan 20 qofood ay dhawaacmaan,ka dib markii Kumanaan taageerayaal ah ay isku buurteen sidii ay u gali lahaayeen Ciyaar saxiibtinimo oo dhex mareysay Dalalka Nigeria Iyo North Korea.
Read More...
|
|
News
Xiriiriyaha jaaliyadda soomaaliyeed iyo naadiga Man City ahna garsoore caalami ah Cabdulqaadir Caddaay oo xalay ka soo qaybgalay xafladdii loogu qorituurayey tartanka cayaaraha kulaylaha ee Somali-UK Football Festival ayaa sheegay in uu taageersan yahay dhaqdhaqaaqa ay cayaartoydii hore iyo asxaabtoodu ka wadaan dalkan UK guud ahaan gaar ahaan magaalada London.
Read More...
|
|
|