|    Register
 
Friday, July 30, 2010
Articles
News

Xulka kubadda cagta ee dalka Spain oo asagu ahaa xulkii loo saadaalinayey in uu ku guulaysan doono koobka adduunka isla markaana si aad ah loo wada sugayey cayaartiisii ugu horeysay ayaa waxaa shalay dhinaca dhulka u dhigay xulka dalka Switzerland ka dib markii ay 1-0 ku suuldaareen, taasoo fajac ku noqotay dad badan oo ka faalooda cayaaraha.

 

  Read More...

News
Xulka qaranka dalka Brazil oo ayagu horey koobka adduunka ugu guulaystay shan goor ayaa shalay cayaartoodii ugu horeysay ee tartanka koobka adduunka 2010 ka si dirqi ah ku gudbay xulka dalka waqooyiga Kuuriya oo ayagu shalay muujiyey cayaar aan laga filaynin inkastoo aan wax badan laga aqoon ka hor intii aysan imaan tartankan.   Read More...

News
Sida uu ka dhawaajiyay xoghayaha guud ee gudiga abaabulka koobka aduunka Dany Joordaan waxaa laga yaabaa in gebi ahaanba laga hor istaago garoomada dalka Koonfurta Afrika hadii cabashooyinku u muuqan waayaan kuwo meesha ka baxaya.   Read More...


News
Xulka Ghana ayaa galabta ku bilaabay guul 1-0 ah oo ay uga adkaadeen xulka dalka Serbia cayaartoodii ugu horeysay ee group D oo ka dhacday garoonka Loftus Versfed Stadium oo ku yaala magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika.   Read More...

News

Xulka kubadda cagta ee dalka Ingiriiska ayaa caawa lagu celiyey barbardhac 1-1 ah ka dib markii uu goolhayaha xulkoodu Robert green siiyey xulka dalka Maraykanka gool deeq ah cayaarta markii ay socotay 40 daqiiqadood inkastoo ay xulka Ingiriisku la hormareen gool daqiiqaddii 3 aad ee cayaartan.

  Read More...

News

Ciyaaryahanada Lee Jung-soo iyo Park Ji-sung ayaa kala dhaliyay labada gool ee xulka South Korea uga adkaaday dhigooda wadanka Greece, waxaana xulka Korea uu noqday xulkii ugu horeeyay ee guul ka gaara koobka adduunka oo shalay si rasmi ah uga furmay wadanka S. Africa.

  Read More...

News

Ciyaaraha Kubadda Cagta ee koobka adduunka ayaa shala galab si rasmi ah uga biullowday garoonka Soccer City Stadium ee magaaladda Johannesburg ee wadanka South Africa, waxaana ciyaartii ugu horeysay dhex martay xulka martida loo yahay ee Bafana Bafan iyo xulka Mexico.

  Read More...

News

Koobkii 19 aad ee kubadda cagta adduunka (FIFA) ayaa maanta markii ugu horeysay ciidda qaaradda Afrika ka furmay dalka Koonfur Afrika kaasoo taariikhda koobka adduunka ka galay baal taariikhi ah ayadoo uu xalayna xafladdii furitaanka qayb wayn ka ahaa fanaan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Kainan Warsame. 

  Read More...

News
Kooxda Ilamos oo ka dhisan waqooyiga magaalada London ayaa habeenimadii axaddii aynu soo gudubnay dib ugu celisay maamulka Leicester Super Cup koobkii sanadkan 2010 ka oo ay bilowgii sanadkan markii labaad ku soo guulaysteen, ayagoo tix raacayey sharciga koobkan oo ah in dib loo celiyo ilaa ay kooxi saddex mar ku guulaysato sida koobka adduunka oo kale.   Read More...

Page 5 of 28First   Previous   1  2  3  4  [5]  6  7  8  9  10  Next   Last   

    

leaflet.jpg

119.jpg

cash1yar.JPG

seukiyar.jpg

logo-yar.jpg

1583tacsiiyo.jpg

saqir.jpg  

ges.JPG 

babuji copy.jpg

banner240 x 180.gif

 

cl.png

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Events
<July 2010>
SunMonTueWedThuFriSat
27282930123
45678910
11121314151617
18192021222324
2526
Somali-UK Football Festival
2:00 PM

   Somali-UK Football Festival

2728293031
1234567
    
Survey

 
  
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use