|
News
Waxaa habeenimadii khamiistii aynu soo gudbnay lagu qabtay restaurant ka Edman eek u yaala galbeedka magaalada London shir wada tashi iyo heshiis wax wada qabsi oo u dhexeeyey ururka SSAUK iyo ururo kale oo ka dhisan galbeedka London ayna maamulaan qaar ka tirsan bahwaynta sport ga gaar ahaan macalimiintii iyo cayaartoydii hore.
Read More...
|
|
News
MUQDISHO: Waxaa xarunta Nabadda iyo Isboortiga Elman ka dhacday xaflad si weyn loo soo agaasimay kuna saabsanayd guddoonsiinta Jaa`isadda sanadka ay bixiso hay`adda Olambikada Adduunka ee I.O.C .
Read More...
|
|
News
Muqdisho : Garoonka Dugsiga sare Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa Xiriirka Soomaaliyeed Kubadda Koleyga ka furay tartantii xiddigaha Wiilasha Kubadd Koleyga oo ay ka qeybqaadanayaan 14- kooxood oo ciyaaryahanada laga soo xulay horyaalkii 25 ee Kubadda Koleyga.
Read More...
|
|
News
Dood mindhicireedka ka dhex oogan xulka Faransiiska ayaa gaartey heer madaxweyne kadib markii uu madaxweynaha Faransiiska Nicolas Zarkozy soo farageliyay arinta, ciyaartooyda Faransiiska ayaa Axadii ka maqaadey tababarka iyagoo taa ula jeeday cabasho iyo hiillo ay u muujinayeen Nicolas Anelka oo amar kasoo baxay xiriirka kubadda cagta Faransiiska FFF looga eryey xerada tababarka loona dhaadhiciyay dalka Faransiiska.
Read More...
|
|
News
Xulalka Uruguay iyo Mexico ayaa goor dhaweyd ee galabta galabta u soo gudbay wareega 2-aad ee 16-ka xul ee koobka adduunka, kaddib markii ciyaartii labada xul dhex martay ay ku soo idlaatay 1-0 oo guushu ku raacday wadanka Uruguay.
Read More...
|
|
News
Ciyaartooyda Xulka Faransiiska ee haatan ka qayb galaya ciyaaraha Adduunka ayaa gadood ka sameeyay go'aankii Weeraryahanka kooxda Chelsea ee xulka France loogu diray gurigiisa, iyagoona go'aansaday inaysan soo xaadirin Tababarka maanta oo axad ah.
Read More...
|
|
Xulka dalka Brazil ayaa caawa si xarago leh ku dhaafay xulkii ugu rajada wanaagsanaa xulalka dalalka qaaradda Afrika ee Ivory Coast ka dib markii ay 3-1 ugu awood sheegateen cayaar aad u xiisa badnayd oo caawa ku dhexmartay garoonka Soccer City daawashadeedana ka soo qaybgaleen dad ka badnaa 84,000 oo qof.
Read More...
|
|
News
Xulka K/cagta Dalka Argentina ayaa noqday Xulkii ugu horeeyey Ee usoo baxa Wareega 16-aad ee Ciyaaraha Adduunka, ka dib markii uu 4-1 ugu awood sheegtay Dalka Koonfur Kuuriya ciyaar galabta labada xul ku dhex martay Garoonka Soccer City ee Magaalada Johannesburg.
Read More...
|
|
Labada walaalaha ah ee lagu kala magacaabo Joanne iyo Alanah Argyrou ayaa Record cusub u dhigay Caalamka, kaasoo ah Saacadaha is xiga xiga ee la daawado Ciyaaraha Adduunka iyio barnaamijyada qaaska ah, ka dib markii ay Tv-ga daawanayeen 87-saacadood oo xiriir ah.
Read More...
|
|
News
Xulka dalka koonfur Afrika oo martida loogu yahay tartankan koobka kubadda cagta ee dunida ayaa xalay waxaa soo gaaray guuldarro aad uga nixisay una qalbijabisay taageerayaashooda ka dib markii ay xulka dalka Uruguay ku suuldaareen 3-0.
Read More...
|
|
|