|
Xulka Italia ee heysta koobka adduunka ayaa goor dhaweyd ee caawa 3-1 ku qanciyay dhigiiisa wadanka Mareynkanka, inkastoo goolka looga hormaray Italia, haddana qeybtii dambe ee ciyaarta ayay xiddigaha Azuri la yimaadee ciyaar ka macaan qeybtii hore.
Read More...
|
|
Wasiirka Wasaaradda Sports-ka ee dowladda Midnimada qaran Saleebaan Colaad Rooble iyo Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Qaranka Mudane Aadan Xaaji Yabaroow Wiish iyo wafdi ay hogaaminayaan ayaa goordhaweyd ee maaanta ka duulay garoonka Diyaarahada ee Aadan Cade ee magaaladda Muqdisho, waxaana u ambabaxeen wadanka Suudaan, halkaas oo ay soo joogi doonaan muddo 7 cisho ah.
Read More...
|
|
Khamiis, June 04, 2009 (HOL): Waxaa galabta ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalla magaalada Muqdisho Xaaji Cabdulle Macallin Abuukar oo ahaa Xoghayaha Naadiga Dekedaha, horayna u soo ahaa Guddoomiyihii Guddiga Olombikada Gobolka Banaadir. Alle ha u naxariistee marxuumka ayaa waxaa gurigiisa kula dhacay madfac habow ah oo ka mid ah madaafiic ay isku ridayeen dhinacyo maalmahan ku dagaallamayay magaalada Muqdisho.
Read More...
|
|
News
Mo Farah, whose brilliant form in the winter culminated in the European indoor 3,000 metres crown, served notice that he will be a force to be reckoned with this summer by breaking the 25-year-old British 10km road record.
Read More...
|
|
News
Waxa xalay la soo Gabagabeyey Ciyaarihii jaaliyadaha oo mudo ka socday wadankan Qatar oo ay ka soo Qayb galeen jaaliyado badan oo Dalka Qatar Degan, halkaas oo kooxda k/cagta ee Jaaliyada Soomaaliyeed ay wacdaro kadhigtay, waxa xalay ciyaartii kama Danbaystay Dhex Martay kooxda Jaaliyadda Wadanka Masar iyo xiddigaha Jaaliyada soomalida oo halkaa gushu ku racday kooxdeena 5-2.
Read More...
|
|
News
Arbacada habeenkii, saacadu marka ay tahay 20:45 PM ama bariga Africa 9:45 PM, waxaa garoonka Olimpico ee magaaladda Rome ee wadanka Talyaaniga ka dhici doonta ciyaarta kama dambeysta ah ee koobka xiisaha badan ee horyaalada Yurub ee Champions League, waxaa ciyaartaa dhex mari doontaa Kooxda Horayaalka wadanka Spain ee Barcelona iyo kooxda horyaalka INgiriiska ee Manchester United.
Read More...
|
|
News
1.CECAFA/KAGAME CLUB CUP
2.CECAFA UNDER 17
3.CECAFA CHALLENGE CUP
The Council of East and Central Africa Football Association (CECAFA) take this opportunity to unveil its full program for the 2009 period.
Read More...
|
|
News
Kooxda K/cagat Shakhtar Donetsk ee wadanka Ukraine ayaa goor dhaweyd ee caawa ku guuleysatay koobka labaad ee Yurub ugu xiisaha badan ee UEFA Cup, kaddib markii 2-1 ay uga adkaatay dhigeeda Weder Bremen ee wadanka Germany, markii lagu daray waqtiga saa'idka ka ah ee Extra Time, waxaana ciyaartaas ka dhacday garoonka Sukru Saracoglu ee magaaladda Istanbul ee wadanka Turkey, iyadooo kooxda Shakhtar ay noqotay kooxdii ugu horeysay ee Ukraine ah oo koobkaas ku guuleystay.
Read More...
|
|
Kooxda K/cagta Juventus ee wadanka Talyaaniga, ayaa caawa ku dhawaaqday in ay erisay tababaraheeda caanka ahaa ee Claudio Ranieri, waxaana warsaxaafadeed kooxda Juventus soo saartay lagu yiri "laga billlaabo manta kooxda waxaa macallin u ahaan doona Ciro Faerrar, waxaan jeclaan laheyn in aan uga mahadcelino dadaalkii iyo shaqadii badneyd ee uu sameeyay tababare Claudio Ranieri sanadihii la soo dhaafay"
Read More...
|
|
Kooxda K.cagta ee Manchester United ayaa galabta ku guuuleystay horyaalka Ingiriiska, kaddib markii bar-bar dhac gool la'aan ah ay la gashay dhigeeda Arsenal ciyaar aad u xiiso badan oo ka dhacday garoonka Old Trafford ee magaaladda Manchester.
Read More...
|
|
|