|    Register
 
Friday, July 30, 2010
Articles

Waxaa shalay la sameeyay isku aadka tartanka K/cagta ee kooxaha SOomaaliyeed ee ka dhisan wadanka Switzerland, waxaana tartankaas oo billaaban doono 19-ka bishan ka qeyb galaya 8-kooxood oo loo qeybiyay laba group ee A iyo B.

  Read More...

Kooxda K/cagta  Banadir Telecom ee ah horyaalka kooxaha heerka 1-aad ee wadanka Somalia ayaa caawa soo bandhitay kubad aad u macaan oo qancisay taageerayaashii ciyaartaas daawanayay, kaddib markii ay fooda is dareen kooxda Prisons ee wadanka Tanzania, waxaana ciyaartaaas oo ay daawashadeeda ka soo qeyb galeen boqol taageerayaal Somalia oo uu hoggaaminayay sariifka Somalia ee Sudan Proff. Mahdi iyo Guddoomiye xigeenka Baarlamaanka Prof. Dhaxla ay ku soo idlaatay 2- 2.

  Read More...

Xulka qaranka k/cagta wadanka Brazil ayaa ku guuleystay koobka qaaradaha, kaddib markii uu 3-2 ku garaacay dhiggiisa wadanka Mareykanka, waxaana ciyaataas oo aad u xiisa badneyd ay ka dhacday garoonka Ellis Park Stadium  ee magaaladda  Johannesburg  ee wadanka S/africa.

  Read More...

Kooxda K/cagta ee Banadir Telecom ayaa galabta soo gaartay caasimada wadanka Suudaan ee Khatuum, kaddib markii aya ka soo duushay magaaladda Nairobi oo xaflad sagootin ah ay ugu soo sameeyeen guddoomiyaha guddiga Olombikada Aadan Xaaji Yabaroow Wiish, Jaaliyada SOomaaliyeed ee Sport ee wadanka Kenya, ayna Goob joogeyaal ka ahaayeen marti sharaf ay ka mid ahaayeen, guddoomiye ku xigeenkii hore ee Xiriirka K/cagta Mudane Indhocaad,  Tababarihii qaranka Macallin Baskuwaale iyo Garsoorihii hore ee  Cadaay.

  Read More...

Wasiirka dhallinyarada iyo  isboortiga Suleymaan Colaad Rooble  ayaa kashaanka ku dhuftay in ay ku fashilantay shirkadda haysata qandaraaska dhisidda garoonka Banaadir (Conis Stadium) isagoo sheegay in ay FIFA ay ku qaldanayd inay qandaraas siiso dad aan wax shaqo ah ku lahayn isboortiga.

  Read More...

Madaxweynaha wadanka Mareykanka Barack Hussein Obama ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb galo xaflada furitaanka koobka aduunka 2010 oo ka dhici doonta wadanka South Africa kadib markii uu casumaad rasmi ah ka helay Gudoomiyaha xiriirka kubbada cagta caalamka Joseph Sepp Blatter.      

  Read More...

Garoonka dowlada hoose magaalada Nairobi saaka waxaa ka dhacay ciyaaar tababar ah oo saaxiibtinomo taas oo dhex martay Kooxda Horyaalka Soomaaliya ee Banadir Telecom iyo kooxda Tusker ee wadanka Kenya, waxaana ciyaartaas oo  baashaal aheyd ay ku dhammaatay 4-1 oo guushu raacday kooxda Kenya.

  Read More...

Wasiirka Isboortiga iyo Dhalinyarada Soomaaliay Mudane Suleybaan COlaad Rooble ayaa heshiis rasmi ah oo iskaashi ah la saxiixday dhiggiisa wadan Sudan Mohammed Yusuf ABDALLAH, saxiixa heshiiskaas oo dhacay xarunta golaha wasiirada ee wadanka Suudaan waxaa goobjoog ka ahaa in ka badan 15-wasiir, oo ay ku jireen Ra’iisul Wasaaha wadankaas Sadiq al-Mahdi iyo wasiirka arrimaha dibada.

  Read More...

Weeraryahanka naadiga Man utd iyo wadanka Argentine Calros Tevez ayaa la sheegayaa in uu isaga tagayo garoonka old trafford kadib markii uu guul darreestay qorshe naadiga Man ay ku dooneysay in ay kaga saxiixdo qandaraas cusub.

  Read More...

Wasiirka Isboortiga dowladda Midnimo qaran ee Soomaaliya Sulebaan Colaad Rooble oo ay wehliyaan danjiraha Soomaaliya ee Suudaan Ambassador Prof. Mahdi, Guddoomiyaha Olombikada SOomaaliya Aadan Xaaji Yabaroow wish iyo Siciid Jaamac Qoorsheel  ayaa maanta la kulamay wasiiru dowlaha Wasaarada Sports ee dowladda Suudaan  Maxamed Abozeed Mostafa.

  Read More...

Page 25 of 28First   Previous   19  20  21  22  23  24  [25]  26  27  28  Next   Last   

    

leaflet.jpg

119.jpg

cash1yar.JPG

seukiyar.jpg

logo-yar.jpg

1583tacsiiyo.jpg

saqir.jpg  

ges.JPG 

babuji copy.jpg

banner240 x 180.gif

 

cl.png

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Events
<July 2010>
SunMonTueWedThuFriSat
27282930123
45678910
11121314151617
18192021222324
2526
Somali-UK Football Festival
2:00 PM

   Somali-UK Football Festival

2728293031
1234567
    
Survey

 
  
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use