|
Waxaa si rasmi ah u soo gaba-gaboobay tartankii xiisaha badnaa ee is dhexgalka dhalinyarada Soomaaliyeed ee wadanka Switzerland, waxaana tartankaas oo ay ka soo qeyb galeen 8-kooxood guuleystay kooxda Aamin Zurich.
Read More...
|
|
Weeraryahanka xulka qaranka wadanka France iyo kooxda Arsenal Samir Nasri ayaa garoomada k/cagta ka maqnaan doonoa muddo sadex bilood ah, kaddib markii uu galabta ka jabay aanqowga ama lafta dheer ee lugta iyo Qoobka meeshay iska galaan.
Read More...
|
|
Xiriirka K/cagta adduunka ee FIFA ayaa dib u aqoonsaday xiriirka K/cagta ee wadanka IToobiya Ethiopian Football Federation (EFF), kaddib doorashadii guddoomiyaha xiriirkaas oo maalintii Sabitidii la dhaafay uu ku guuleystay ninka la yiraahdo Sahlu Gebrewold Gebremariam.
Read More...
|
|
Guddoomiyaha xiriirka K/cagta UEFA ee qaaradda Yurub, Michel Platini ayaa cambaaraayey kooxda K/cagta ee Real Madrid ee wadanka Spain, waxaana uu sheegay in kooxdaas ay fowdo ku bilowday suuqa kala iibisiga ciyaartooyda.
Read More...
|
|
25 jirka u dhashay wadanka Togo ayaa ku baasay tijaabadii caafimaadka waxa uuna 5 sano oo heshiis ah u saxiixay kooxda kubbada cagta ee Manchester City isagoo todobaadkiina mushaar ahaan u qaadan doona £130.
Read More...
|
|
Kooxda Mancheste United oo safari cayaareed ku mareysa qaarada Asia ayaa waxa ay la cayaartay wadanka Malaysia, kulankaas oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa waxa uu ka dhacay garoonka Bukit Jalil stadium oo ku yaala koofurta magaala Kuala Lumpur ee caasimada Malaysia.
Read More...
|
|
Wasiirka Dhalinyarada iyo Sports ee dowladda Midnimada Qaran, Mudane Saleebaan Colaad Rooble ayaa shalay kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ciyaaraha wadanka Kenya, kuwaas oo ay horkacayeen Macallin Baskuwaale iyo xiddii hore ee xulka qaranka Muxiidii Canbar qamiis.
Read More...
|
|
Kooxda K/cagta ee Real Madrid ayaa suuqa kala iibisga ciyaartooyda qaaradda Yurub ku qarash gareysay malaayiin dollar, kaddib markii ay ciyaartooydii adduunka ugu wanaagsan ay kala soo wareegtay kooxaha Manchester iyo Milan.
Read More...
|
|
News
Kooxda K/cagta Atraco ee wadanka Rwanda ayaa xalay ku guuleystay koobka kooxaha horyaaladda Bariga iyo Bartamaha Africa ee CECAFA kaddib markii 1-0 ay uga aarsatay kooxda Caanka ah ee El-Marekh ee wadank Sudan oo sanadkan marti loo ahaa.
Read More...
|
|
Howlihii dhismaha garoomada wadanka koonfur Africa oo loo diyaariyey in la gu qabtay koobka aduunka ee 2010 ayaa hakad galay ka gadaal markii ay shaqaalaha dhismaha goroomada ay sameeyeen shaqo joojin xoog leh, waxayna sheegeen in shaqada aysan dib u biilabeynin haddii aan loo kordhib lacagta ay ku shaqeynayaan.
Read More...
|
|
|