|
News
Waxaa magaalada London gaar ahaan garoonka Pavilion ee xaafadda Stonebridge kana tirsan galbeedka magaalada London ka dhici doona maalinimada axadda ah tartan kubadda cagta ah oo dhexmari doona afar kooxood laguna xasuusanayo xiddigii waynaa ee naadigii Mogadishu iyo xulkii qaranka Axmed Saqiir oo dhawaantan ku geeriyooday magaalada Jeddah uuna soo qabanqaabiyey ururka SSAUK oo ay ku bahoobeen cayaartoydii hore ee dalka.
Read More...
|
|
News
Eastliegh stars waa kood ka dhisan xaafada islii ee Magaalada Nayrbi Dalka Kenya kana ciyaarta Super league dalka Kenya oo ka mid ah kooxaha ugu cad cad ee sanadsan la qiyaasayo in ay koobka Superleage haaban doonto hadana u soo gudbi doonta Cayaara heerka koobaad ee Dalka kenya.
Read More...
|
|
News
Waxaa shalay galabti ilaa xalay ka socday waqooyiga magaalada London gaar ahaan xaafadda Enfield tartan kubadda cagta ah iyo xaflado daba socday oo ay ku tartamayeen cayaartoydii cuslaatay ee bahda kubadda cagta soomaaliyeed oo ay horkacayeen qaar ka mid ah cayaartoydii kooxaha heerka koowaad iyo xulka qaranka ee kubadda cagta iyo kolaygaba looguna magac daray alaha u naxariistee Faarax Wehliye Caddow (Sindiko).
Read More...
|
|
Markasta waxay taariikhdu xustaa qof kasta oo ka qayb qaataa horumarka dalkiisa hooyo, gaar ahaan noocyada ciyaareed ee kala duwan. Iyadoo noocyadaasi ciyaareed jiraan ayaa haddana waxaa mar walba ka dhex muuqda ciyaartoy farsamadoodu aad u sarreyso oo caan ku noqday qaab ciyaareedkiisa gudaha iyo dibadda, magac iyo sharafna u soo hooyay Qaranka Soomaaliyeed.
Read More...
|
|
News
Waxaa magaaladda Kampala ee caasimada wadanka Uganda si rasmi ah uga furmay koobka K/cagta Nabada iyo is dhexgalka dhalinyarada Jaaliyada Soomalaiyeed ee Uganda, waxaana koobkan maalgalinaya Mashruuca Nabada iyo Horumarinta Soomaaliyeed ee Somali Initiative for Peace and Development (SIPED).
Read More...
|
|
News
Waxaa habeenimadii axaddii aynu soo gudubnay ka dhacay Bar Banaadir oo ku yaala galbeedka magaalada London lagu qabtay shir aad u balaaran oo ay xubnaha ururka SSAUK ku lafa gurayeen qodobo badan oo dhamaantood diiradda saarayey waxyaabaha horyaala ururka iyo diyaarinta tartamada uu ururku qabanqaabinayo.
Read More...
|
|
News
Xulka Qaranka Gabdhaha Kubadda Gacanta Soomaaliyeed ayaa muddo Tababar ku qaadanayay garoonka dugsiga sare Booliska [Scuala Polizia] iyagoo isku diyaarinaya tartanka Zone 5 oo 29 April ka furmaya dalka Jabuuti.
Read More...
|
|
News
Kooxda haysata horyaalka dalkan Ingiriiska ee Manchester United ayaa cayaarta quarter finalka ee horyaalka qaaraddan Yurub waxa ay uga hortagi doontaa kooxda Bayer Munich ee dalka Jarmalka taasoo labadan kooxoodba mar kale dib u soo xasuusin doonta cayaartii kama dambaysta ahayd ee koobkan sanadkii 1999 taasoo ay Man ku qaaday koobka.
Read More...
|
|
Ka hor dagaaladii sokeeyey ee ka dhacay dalkeena waxaa si aad u saraysa looga daawan jiray garoomada Banaadir, Mogadishu Stadium iyo waliba garoomada faraha badnaa ee xaafadaha dalka oo idil cayaarta kubadda cagta taasoo aan ku tilmaami karno cayaartii ugu qiimaha badnayd uguna daawadayaasha badnayd dalkeena.
Read More...
|
|
Waxaa 24 .02 2010 oo ku beegneed maalin arbaca ah loogu sameeyey galbeedka magaaladan casho sharaf aad loo soo agaasimay xoghayaha XSKK Eng Baana Cali, casho sharaaf kaas loogu gol lahaa in loogu hambalyeeyo wax qabadkiisii tan iyo markii uu qabtay xilkaas iyo kamid noqo shada xubinimo ee xiriirada kubadda kolayga ee jaamacada carabta oo ahayd markii ugu horaysay ee ay Soomaaliya ka mid noqoto xubnaha guddi hoosaadyada xiriirka carabta.
Read More...
|
|
|