|
News
Ciyaar ka tirasneyd tartanka Koobka Kubbadda ee Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jeddah Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa waxey dhex martey Naadiyada Jubba Airways iyo LLPP.
Read More...
|
|
News
Xulka qaranka K/cagta Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17 jirka ayaa galabta u soo baxay wareega 2-aad is reeb-reebka koobka da’yarta qaaradda Afirca ee ka dhici doona wadanka Rwanda sanada 2011, kaddib markii ay quusiyeen dhigooda wadanka Kenya.
Read More...
|
|
Nigerian champions Heartland FC and TP Mazembe are the two guest teams that have been invited for this year’s CECAFA Kagame Cup, The Rwanda government has injected US$1m into the tournament that runs in Kigali, Rwanda from May 15 to 29.
Read More...
|
|
News
Professor u dhashay dalka Jarmalka oo lagu magacaabo Prof Metin Tolan ahna macalin dhiga maadada Physics ka ayaa saadaaliyey xulka ku guulaysan doona koobka kubadda cagta ee adduunka oo sanadkan ka dhici doona dalka South Africa asaga oo adeegsanay qaaciddo xisaab ahaan ah.
Read More...
|
|
News
London 20/04/2010 . Waxaa lagu qabtey xaafada Streatham oo ku taal magaalada London kulan ay iskugu yimaadeen bahda Isboortiga ku dhaqan , kuwasoo soo ahaan jirey barisamaadkii Tabarayaal, ciyaartoodii culusaatay, garsoorayaal, ciyaartooyda cusub, taageerayaal, indheer garto, ganacsato, aqoonyahano, iyo kuwo kale oo badan oo u shaqeeya bulshada ku dhaqan xaafada.
Read More...
|
|
News
Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxaa sanad waliba lagu qabtaa tartan kubadda cagta ah oo ay isugu yimaadaan kooxo badan oo ka kala yimaada dalalka waqooyiga maraykanka iyo waliba qaaradda Yurub oo dhamaantood ah Soomaali.
Read More...
|
|
Waxaan la soconaa in dhawaan la filayo in la qabto doorashada XSKC (waa haddii aay xilkooda iyo waajibaadkooda ka soo dhalaalaan Guddiga fulinta XSKC), haddii kalase waxaa laga sugayaa GOS iyo Wasaaradda Sportiga in aay Soomaali u sheegaan waxa aay doorashadu u qabsoomi la’dahay. Waxaa kaloo islamarkiiba maskaxda inta wax fahamsan ku soo dhacaysa mas’uuliyadda saaran Guddoomiyeyaasha kooxaha oo aan halkaan lagu soo koobi Karin, taasoo aan manta diirada qoraalkeygaan aan saari doono.
Read More...
|
|
News
Kooxda kubadda cagta ee Twin City Stars (TC-Minnesota) ayaa iyadu ku guulaysatay koobka cayaaraha xagaaga oo sannad kastaaba lagu qabto gobolka Ohio (Columbus), ka dib markii cayaartii kama dambaysta ahayd ay 3 gool iyo 1 ku suuldaareen kooxda kubadda cagta ee Midnimo oo iyadu horay u haysatay koobkaasi.
Read More...
|
|
News
Waxaa shalay oo ay bishan April ku aadanayd 11 ka dhacay garoonka Pavalian Sports Centre ee galbeedka magaalada London tartan kubadda cagta ah oo ay ku tartameen afar kooxood uuna soo qabanqaabiyey ururka SSAUK oo ah urur ay ku midoobeen cayaartoydii hore ee qaar badan oo ka mid ah bahda sport ga magaaladaasi London.
Read More...
|
|
News
Kooxda kubadda cagta ee Ilamos oo ka dhisan waqooyiga magaalada London ayaa manta ku guulaysatay koobkii maalmahan ka socday magaalada Leicester ee dalkan Ingiriiska oo loogu magac daray super Cup ayadoo aan kubad laadin ka dib markii ay kooxdii kula tartami lahayd ee Leicester ay ka soo daaheen xiligii cayaarta la bilaabi lahaa ka dibna uu garsoorihii cayaartu dhibcihii cayaarta siiyey Ilamos.
Read More...
|
|
|