|
News
Waxaa sanadkaan Ciyaaraha Adduunka ka dhici doono arin yaab leh,gaar ahaan Qaybta Afaraad oo ay kuwada jiraan Wadamada Serbia,Austaralia,Ghana iyo Jarmalka,iyadoona warka uu yahay mid aanan quseyn Qaybtaaan,laakiin waxuu si gaar ah ula xiriiraa Kulanka Wadamada Germany iyo Ghana dhex mari doono,kuwaasoo ciyaari doono kulanka ugu damabeeya ee qaybtaan.
Read More...
|
|
News
TORONTO Waxaa bishan May/2/2010, lagu qabtay hotel-ka Holiday Inn ee ku yaal galbeedka magaalada Toronto ee dalka Canada, xafad si wacan loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweenayay laacibkii weynaa Mohamed Hagi Adan (Uurey).
Read More...
|
|
News
Ciyaartooyda Caanka ah Ee Naadiga Corinthians Robert Carlos iyo Luis Ronaldo ayaa la filaa inay mar kale dib ugu soo laabtaan Garoonka Santiago Bernabou Ee Caasimada Madrid ku yaala.
Read More...
|
|
News
Tababaraha Xulka Spain Vicense Del Bosque ayaa muujiyay sida uu ugu walaacsanyahay dhawaacyada is daba jooga ah ee soo gaaraya Xiddigaha ugu muhiimsan Xulka Spain,iyadoo ay maalmo qura ka harsantahay furitaanka Koobka Adduunka 2010.
Read More...
|
|
News
DJIBOUTI: Waxaa dalka jabuuti si habsami leh uga socda tartan xulalka gabdhaha Zone 5 [Africa Zone 5 Challenge handball trophy] oo 1 May ka furmay dalka Jabuuti, Xulka gabdhaha Somalia ayaa galabta ciyaartoodii labaad waxay isku arkeen xulka dalka Djibouti.
Read More...
|
|
News
Qaar ka mid ah bahwaynta sport ga ee dalka Sacuudi Carabiya ayna horkacayeen cayaartoydii sida aadka looga qadarin jiray cayaaraha dalka sida Cali Shiikh “Badda iyo qaranka kubadda cagta”, Binshaakir”Mogadishu iyo qaranka KC”, Kuluu “Mogadishu iyo qaranka KC” iyo Cali Baashi “Kubadda kolayga” ayaa waxa ayaga oo khadka isgaarsiinta kula soo xariiray guddoomiyaha ururka SSAUK mudane Maxamed Shidane ugu hambalyeeyeen dhisidda ururkan midaynaya cayaartoydii hore iyo asxaabtoodaba iyo waliba sida ay ugu istaageen u adeegidda dhalinyarada soomaaliyeed.
Read More...
|
|
News
Waxaa xalay ka dhacay dukaanka iyo restaurant ka Maashaa alah ee xaafadda New Cross Gate ee magaalada London shir ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah guddiga fulinta iyo xubnaha ururwaynaha SSAUK iyo waliba qaar ka mid ah qubarada iyo maamulada ayagu ka shaqeeya sare u qaadida sport ga jaaliyadda soomaaliyeed ee magaaladan London.
Read More...
|
|
News
Hadiyadda sanadlaha ah oo ay bixiyaan midawga cayaartoyda ay kubadda cagtu u tahay meheradda (Professional Footballers Association) ayaa waxaa sanadkan ku guulaystay cayaaryahankii ugu wanaagsanaa dalka Ingiriiska weeraryahanka kooxda Manchester United iyo xulka Ingiriiska Wayne Rooney.
Read More...
|
|
News
The Somali National U 17 football squad has qualified for the second round of African youth qualifying match, after a hotly contested game between Kenyan-Somali youngsters ended in 0-0 draw on Saturday afternoon.
Read More...
|
|
News
The under 17 national football team of Kenya become the latest victim of African Youth Championship qualifiers despite a goalless draw with lawless neighbouring Somalia at Oserian Stadium in Naivasha city, Kenya on Saturday.
Read More...
|
|
|