|    Register
 
Friday, July 30, 2010
Articles
News

Hadiiba ay kooxda Les Merengues rajo barteed ka leedahay inay ku guuleysato ololaha ay ku shukaaminayso tababaraha kooxda Internazionale ee dalka Talyaaniga oo sanadkan qarka u saran inay ku guuleysato 3-leey taariikhi ah ayaa waxaa khasab ku noqoneysa inay miiska saaraan ilaa 57 milyan oo Gini sida uu maanta daabacay wargayska La Gazetta dello Sport.

  Read More...

News

Laacibiinta waaweyn ee Ronaldino de Assis Moreira, Pato iyo Adriano ayaa laga cunay ciyaartoyda 23-ka ah ee Xulka Brazil ee ka qayb qaadan doona Koobka Aduunka oo bisha soo aadan ka bilaabmi doona dalka koonfur Afrika.

  Read More...

News

Ciyaaryahanka qadka dhaxe uga cayaara Kooxda chelsea Frank Lampard ayaa diidi doono dalabka kastoo ka yimaada Naadiga Real Madrid dhamaadka xilli ciyaareedkaan, iyadoona la sheegayo in sababta tahay mid aan quseyn Sports ka  sida uu sheegay Wargeyska Sunday Mirror ee ka soo baxa Dalka England.

 

  Read More...

News

Police-ka Waddanka South Africa ayaa sheegay inay shaqadoodu aad u fududaan doonto haddii Xulka Mareykanka lagu reebo Wareega 1-aad Ee Ciyaarha adduunka, iyagoo ka fogaanaya suurta galnimada in Madaxweyne Obama uu soo booqdo ciyaartooyda Mareykanka haddii ay u soo gudbaan wareegyada ugu dambeeya.

  Read More...

News
Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa galabta ku hanatay koobka horyaalka dalka Ingiriiska taageerayaashooda hortooda ka dib markii ay kooxda Wigan uga adkaatay goolal dhan 8-0 sidaasina hal dhibic oo kaliya uga hormartay kooxda ayadu haysatay koobkan horyaalka ee Manchester United oo ayaduna 4-0 uga adkaatay kooxda Stoke City.   Read More...

News

Muddadii u dhaxeysay May 3deedii ilaa 4 teeda, waxaa magaalada Daarelsalaam ee dalka Tanzania ka socday shir ay ku kulmayeen dhammaanba madaxda Olimbikada Afrika qaybta ku hadasha afka Ingiriisiga, waxaana shirkaasi dhinaca Soomaaliya uga qaybgalay xoghayaha Olimbikada Soomaaliyeed Mudane C/llahi Axmed Tarabi iyo Mudane Maxamed Muuse Jabroos oo isaguna ah xubin ka mid ah guddiga Olimbikada Soomaaliyeed.

  Read More...

News

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Tartan Loogu Magac daray Xiddigihii Tartankii Heerka Labaad ee dhawaan Muqdisho Lagu soo gabagabeeyay kuwaasoo laga soo xulay ciyaartoydii ugu wanaagsanayd Tartankaasi oo ay soo Xuleen Dadka uu Xiriirka u Xilsaaray.

  Read More...

News

Waxaa isi soo taraya walaaca iyo cabsida laga qabo in Xaalada cunsiriyada iyo midab takoreed ee haatan ka jirta Dalka South Africa inay saameyn weyn ku yeelato Ciyaaraha Koobka Adduunka oo la filayo in 32-maalmood ka dib inay ka furmaan Dalkaas ka bilowdo.

 

  Read More...

News
Tababaraha Kooxda Inter Milan Jose Mourinho ayaa mar kale jeediyay hadal muran badan sababay,kaasoo ah in Maamulka Kooxda Roma iy lacago u balanqaadeyn Ciyaartooyda Kooxda Siena haddii ay Guuldaro huwiyaan Naadiga Inter.

  Read More...

News

Ka dib dhacdadii ku dhacday bilowgii Koobka Qaramada Africa ee dhawaan lagu soo gabo gabeeyay Dalka Angola, xulka togo ayaa awoodi doono inuu ka qayb galo Ciyaaraha Koobka Qaramada Africa, ka dib markii ay ku guuleysteen racfaan ay ka qaateyn ganaax loogu mamnuucay labada Koob ee soo socota.

  Read More...

Page 13 of 28First   Previous   8  9  10  11  12  [13]  14  15  16  17  Next   Last   

    

leaflet.jpg

119.jpg

cash1yar.JPG

seukiyar.jpg

logo-yar.jpg

1583tacsiiyo.jpg

saqir.jpg  

ges.JPG 

babuji copy.jpg

banner240 x 180.gif

 

cl.png

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Events
<July 2010>
SunMonTueWedThuFriSat
27282930123
45678910
11121314151617
18192021222324
2526
Somali-UK Football Festival
2:00 PM

   Somali-UK Football Festival

2728293031
1234567
    
Survey

 
  
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use