|    Register
 
Friday, July 30, 2010
Articles
News

Xiriirka K/cata ee bariga iyo bartama Africa ee CECAFA waxaa soo wajahday dhibaato aad u ba’an oo ah  dhinaca garsooyaasha ah, kaddib markii 7-dii garsoore ee ugu wanaagsanaa CECAFA Club Cup ay 2 ka mid ah  ku fashilmeen tijaabadii caafimaad qabka jirka ee Cooper Test.

  Read More...

Global football icon David Beckham has delivered the 1,752-page bid book which he hopes will persuade Fifa to award England the 2018 World Cup, The hosts for 2018 and 2022 will be announced on 2 December, with Russia and Australia also among the bidders.

  Read More...

Taageerayaal dharaya ciyaar-dhamaadka koobka Horyaallada Yurub ayaa Magaalada Milano saf uga jira iyagoo u hanqal taagaya inay wax uun ka helaan 5,000 oo tigid oo ka haray tigidhadii loogu tala galay kooxda Nerrazuri oo sanadkan dooneyso inay iska hufto habaarkii mudo ka haystey koobka Horyaallada qaaradda Yurub.   Read More...

News

Aabaha dhalay xiddiga Captain-ka u ah Kooxda Chelsea John Terry ayaa qirtay inuu isticmaali jiray nooca daroogada loo yaqaan cocaine, isla markaana uu ka gancsan jiray isla Daroogadaas Sida ay daabaceyn wargaysyo badan oo Dalka England ah.

  Read More...

News

Tababaraha Kooxda Chelsea Carlo Ancelotti ayaa maamulka Chelsea ka codsaday in loo soo iibiyo ciyaartooyda Kooxaha Barcelona Iyo Real Madrid Ee kala ah Ibrahimovic iyo Kaka sida ay qortay Jariidada corriere dello sports.

 

  Read More...

News

Koobka K/cagta ee kooxaha horyaaladda bariga iyo Bartamaha Africa ee CECAFA-Kigami 2010 ayaa sabtida ka billaaban doona garoonka Amahora ee caasimada wadanka Rwanda ee Kigali.

  Read More...

News

Atletico Madrid won the inaugural Europa League by beating Fulham 2-1 after extra time in the final at the Hamburg Arena here on Wednesday. Uruguayan striker Diego Forlan scored the decisive goal in the 116th minute to give the Spanish side their first piece of top-level silverware since they won the domestic league and cup double in 1996.

  Read More...

News
Tartan in muddo ah ka socday degmooyinka maamul goboleedka Galmudug State ayaa soo gabagaboobay maalintii talaadada 10ka may 2010, tartankaan oo bilawday dhamaadkii bishii abril  ayna soo qabanqaabiyeen gudiga olombikada Galmudug, ururka isbortiga Benadir IF iyo jaaliyada galmudug Sweden Galmudug Riksförbund.   Read More...

News

Waxaa ciyaaro xiiso badan oo ka tirsan tartanka koobka horyaalka kooxaha jaaliyadda soomaaliyeed ee magaalada Jeddah ay dhex mareen taariikhdu markey aheyd 07/05/2010, kooxaha kala ah Gololey iyo Muqdisho, sidoo kale Kooxaha Bab Makkah iyo Xiddigaha Kakane .

  Read More...

News

Tababaraha Xulka Arjentinja Diego Maradona ayaa magaabay liiska Ciyaartooyda Xulka Arjentina Ee Ciyaaraha Adduunka,iyadoona liiskaan laga waayay Xiddigo badan oo si weyn ugu dhex muuqday qaar ka mid ah horyaalada ugu caansan Yurub.

  Read More...

Page 12 of 28First   Previous   7  8  9  10  11  [12]  13  14  15  16  Next   Last   

    

leaflet.jpg

119.jpg

cash1yar.JPG

seukiyar.jpg

logo-yar.jpg

1583tacsiiyo.jpg

saqir.jpg  

ges.JPG 

babuji copy.jpg

banner240 x 180.gif

 

cl.png

    200px-Premierleague.png

           gra_logo.gif

   54369.jpg

Events
<July 2010>
SunMonTueWedThuFriSat
27282930123
45678910
11121314151617
18192021222324
2526
Somali-UK Football Festival
2:00 PM

   Somali-UK Football Festival

2728293031
1234567
    
Survey

 
  
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use