|
News
waxaa xalay la soo afjaray Labo ka mid ah Horyaalada loogu jecelyahay Adduunka Iyo Qaarada Yurub,iyadoona Naaadiyada Inter Iyo Barcelona ay mar kale la hoydeen Horyaalada Seria-A Iyo La Liga Spain.
Read More...
|
|
News
Xiddiga Tennis-ka ciyaara Ee Waddanka Spain Rafeal Nadal ayaa ku guuleystay Tartanka Tenneis-ka Madrid Ee Dhanka Raga,markii uu ka adkaaday Ciyaaryahanka sare Ee Dalka Swiss-ka u dhashay Roger Federer.
Read More...
|
|
Dhamaan xubnaha ururwaynaha SSAUK iyo bahda sport ga ee magaaladan London ayagoo ka tiiraanyeysan geeridan naxdinta leh waxa ay tacsi u dirayaan Xaawo Yuusuf Cabdi, Deeqo Yuusuf Cabdi, Saciido Yuusuf Cabdi oo dhamaantood ka kala tirsanaa kooxihii kubadda kolayga ee Batroolka iyo ENG iyo walaalkood C/Laahi Yuusuf Cabdi iyo dhamaan reer Yuusuf Cabdi geeridii naxdinta lahayd ee ku timid hooyadood marxuumad Saynab Cali Maxamuud oo bishan 12 keedii ku geeriyootay magaalada Mogadishu.
Read More...
|
|
News
MUQDISHO: Waxaa garoonka OFC ee degmada Xamarweyne dib xaiga looga jaray furitaankii Horyaalkii ee wiilasha K/Gacanta oo muddo hal sano ah hakad u galay sabab nabadgelyo.
Read More...
|
|
News
Fanaanka Soomaaliyeed Keynaan Cabdi Warsame Iyo Gabadha u dhalatay Dalka Lubnaan Nancy Ajram ayaa si wada jir ah hees ugu qaadi doona furitaanka ciyaaraha Aduunka oo bisha dambe ka bilaaban doono Dalka Koonfur Africa.
Read More...
|
|
News
Wargayska Mirror ayaa soo shaaciyay in Xaaska Ciyaaryahanka Captain-ka u ah Kooxda Liverpool Gerard la soo gaarsiiyay hanjabaad ah in la afduuban doono labadeeda Cunug.
Read More...
|
|
News
Waxaa ciyaaro xiiso badan ay dhex mareen taariikhdu markey aheyd 14/05/2010 , kooxaha kala ah Jubba Airways iyo Fc Shandi, sidoo kale Kooxaha Banadir iyo Somali fruit. Aan ku horeyno Ciyaartii dhex martey Jubba Airways iyo Fc. Shandi, Ciyaartaasoo aheyd mid xiiso badneyd oo labada naadiba ay ahaayeen kooxaha beryahan wacdaro ka dhigaayey garoomada Sharbatle ee Magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Read More...
|
|
News
Shacabka ku nool Magaalada Muqdishu ayaa si weyn usoo dhaweeyay guushii ay soo hoyeen Ciyaartooyda Dalka Soomaaliya ee ka qayb galay ciyaarihii fududaa ee dhawaan lagu soo gabo gabeeyay Dalka Suudaan.
Read More...
|
|
News
Weeraryahanka Naadiga Barcelona Thiery Henry ayaa heshiis hordhac ah la galay Kooxda New York Red Bulls Ee ka dhisan Dalka Mareykanka sida ay maanta qoreyn Wargaysyo badan Oo Caalamka.
Read More...
|
|
Kooxda K/cagta ee APR F.C ee ah horyaalka wadanka Rwanda ayaa 2-1 ku qaarijisay kooxda Vitall’o ee wadanka Burundi, kaddib markii labad kooxood ciyaartii furitaanka koobka kooxaha horyaaaladda bariga iyo bartamaha Africa ay ku dhex martay garoonka Amahora ee Magaalada Kigali ee wadanka Rwadan.
Read More...
|
|
|