Aabe Cali diiriye ayaa habeenimadii xalay ahayd ku geeriyooday magaaladan London oo uu muddo gaaban xanuun ku hayey waxayna ilaahay uga baryayaan in uu janadii fardawsa ahayd ka waraabiyo dhamaan qoyska iyo eheladii uu ka tagayna uu samir iyo iimaan ka siiyo waxaana geeridiisa la ogaysiinayaa dhamaan ehelka, asxaabta iyo dadkii aqoonta u lahaaba.
Tacsidan ayaa waxaan diraya asxaabtan hoos ku xusan: Maxamed Shidane, Maxamed Ismaaciil, Siciid Cayrow, C/qaadir "Biriq", Abaliisha, Sakariya Baliile, Daysane, Muriidi Abanuur, Axmed Bile, Faaqid, Maxamuud Ismaaciil, C/Nuur, Ciilow, Cumar Muuse, Bile Cali, C/Xakiin Dheere, Xuseen Abati, Siciid Keytoon, Muftin iyo dhamaan xubnaha ururka oo aanan halkan magacyadooda ku soo koobi karin.
Fadlan tacsidaada noogu soo hagaaji cayaaraha@yahoo.co.uk