|    Register
 
Friday, March 12, 2010
Article Details
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun "Tacsi"

Dhamaan madaxda iyo xubnaha ururka SSAU oo ay magaalada London ka aas aaseen  cayaartoydii hore ee dalka ayagoo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta lahayd ee bishan 2 deedii ku timid aabo Maxamed Shiikhow Jalbe waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan reer Shiikhow Jalbe gaar ahaan Shaacir Shiikhow, Sahara Maxamed Shiikhow iyo saygeeda C/laaahi Cilmi Ereg "Xaaji".

Bahdan sport ga reer London gaar ahaan kuwa ku midoobay ururkan SSAU ayaa sidoo kale tacsi midaasi la mid ah u diraya dhamaan qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday aabe Maxamed Shiikhow Jalbe waxayna ilaahay uga baryayaan in uu janadii fardawsa ahayd ka waraabiyo ayagana samir iyo iimaan ka siiyo.

Gudoomiyaha SSAU Maxamed Shidane Buraale.

-----------------------------------------------------------------------

Tifatiraha shabakaddan cayaaraha.com Maxamuud Ismaaciil iyo xaaskiisa Saynab Maxamed Xaashi, C/Raxmaan Rooble Ulayare iyo xaaskiisa Sahra Daahir Canshuur, Jaamac Daahir Canshuur, Liibaan mxamaed Xaashi iyo xaaskiisa Siraad Cali Faarax iyo Axmed Daahir iyo xaaskiisa Axlaan ayagoo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid aabe Maxamed Shiikhow Jalbe waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Shiikhow Jalbe gaar ahaan hooyo Shariifo Siyaad, Sahra Maxamed Shiikhow, walaalaheed iyo saygeeda C/laahi Xaaji Ereg, waxayna ilaahay uga baryayaan in uu janadii fardawsa ahayd ka waraabiyo ayagana samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin.

--------------------------------------------------------------------------

Bahda Isboortiga ee gobolka Minnesota waxaa  ay tacsi u dirayaan Hooyo Shariifo Siyaad, dhamman  Reer Shiikhow Jalbe, Walaalihiisa iyo dhmmaanba  caruurtii uu ka geeriyooday Allaha  u naxariistee Marxuum Maxmed Shiikhow Jalbe oo habeenimadii taladada oo taariikhdu ku beegnayd 02/02/2010 ku geeriyooday  dalkaaasi Sweden.

Tacsidan waxa loo diraya  xaaskiisa Hooyo Shariifo Siyaad, caruurtiisa oo kala ah: Joon Maxmed Shiikhow,Sahro Maxmed Shiikhow  iyo saygeeda C/llahi Xaaji Cilmi Ereg “Xaaji” oo ka tirsanaa cayaaryahannadii K/cagta /Koleyga ee dalkeena Soomaaliya  iyo Caruurteeda,Baarliin Maxamed  Shiikhow odaygeeda iyo caruurtooda,Fartuun Maxamed Shiikhow odaygeeda iyo caruurtooda,Fatxi Maxamed Shiikhow odaygeeda iyo caruurtooda,Xamdi Maxamed Shiikhow odaygeeda iyo caruurooda,Siraad Maxamed Shiikhow odaygeeda iyo caruurtooda,Shamso Maxamed Shiikhow odaygeeda Maxamed Xuseen Baare iyo caruurtooda,Liban Maxamed Shiikhow,Bashiir Mxamed Shiikhow,Abdifatah Maxamed Shiikhow,Yacquub Maxamed Shiikhow iyo Cabaas Maxamed Shiikhow.

Sidoo kale tacsidan waxaa loo dirayaa Walalihiisa oo kala ah: Axmadey Maxamed Shiikhow iyo Shaacir Shiikhow oo ka tirsanaa ciyaaryahannadii kubadda cagta ee naadiyadii Bankiga iyo Muqdisho ee Soomaaliya iyo Mukhtaar shiikhow,Ibraahim shiikhow,Daahir Shiikhow iyo Faadumo Shiikhow.

Geerida marxuumka Allaha u naxariistee  ayaa la ogeysiinayaa eheladiisa oo kala jooga dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba.

Waxaan Allaha awoodda badan uga baryanaa in marxuum Mxamed Shiikhow Jalbe jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii, eheladii iyo caruurtii uu ka tagayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.

AAMIIN  AAMIIN  AAMIIN

Tacsidan waxaa diraya dadka magacyadooda hoos ku xusan yihiin:

1) Cabdi Cali Macallin

2) Macallin Ibraahim Suudaani

3) Maxamed Xasan Qolof

4) Cabdi Yuusuf

5) Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)

6) C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)

7) Axmed Daahir Axmed

8) Maxamuud Ciise Faarax

9) C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)

10) Macallin Idiris Ibraahim Suleiman

11) C/qaadir Daahir Axmed

12) Abuukar Bakar

13) C/qaadir Jaango

14) Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)

15) C/risaaq Saciid Marshaale

16) C/raxmaan Guuleed ( Aamaan)

17) C/qaadir Nuune

18) C/llahi Moorgan

19) Gani Xasan Nuur

20) Xaawo Hiiraan

21) Nimco Kenyati

22) Deeqo Cawil

23) Fartuun Nuur (Cali Dheere)

Diyaariye:Shiikha

---------------------------------------------------------

 

 

 


Written By: Mohamud
Date Posted: 2/8/2010
Number of Views: 163

Return
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use