Xulka Soomaaliya ayaa ciyaartisa ugu horeysa wuxuu la ciyaari doonaa xulka wadanka Rwanda oo ah xulka ugu adag qeybta B ee ay kuwada jiraan Soomaaliya, Eritrea, Rwanda iyo Zimbabwe.
Tababaraha Qaranka Cabdi Faarax Geelle ayaa ii sheegay in sanadkan rajadiisa aysan u wanaagsaneyn sidi sanadihii hore oo kela “Sida aad la socotaan wadankeena waxaa ka jira dagaalllo aad u ba’an, sidaas oo kale muddo 5-sano ah lagama ciyaarin horyaalkii K/cagtaa, sidaas daraadeed rajo fiican oo aan muujinkarahi ma jirto, ka qeyb galka kaliya ayaan difaaceynaa sanadkan iyo keenista calankeena” ayuu yiri Macallin Gella oo u waramay saxaafadda.
Faarax Blue
Nairobi-Kenya
Mobile +254 722371728
fmcblue@hotmail.com