|    Register
 
Friday, July 30, 2010
Article Details
Isku aadka Koobka Horyaaladda Yurub oo la sameeyay, Yaase isku guruub noqday?

Kooxaha Barcelona iyo Inter Milan ayaa isku heleeli doonaa qeybta F ee isku aadka koobka Horyaaladda ee UEFA Champions League, waxaana labada kooxood oo xafiltan uu ka dhexeeyo ay isku adeegsan doonaanlaacibiintii dhawaan ay kala iibsadeen ee  Eto’o iyo Ibrahimovic.

Real Madrid iyo AC Milan ayaa iyaguna nasiib isku yeeshay, waxayna qeybta C kula jiraan Kooxdaha Marselie ee wadanka France iyo kooxda Zurich ee wadanka Switzerland.

 

Kooxda Arsenal oo xalay ku soo bar baratay kooxda Celtic ee wadanka Scotland ayaa hoggaamineysa kooxo jilicsan, oo ay ka mid yihiin AZ Alkmaar ee wdanka Hollland, Olympiakos iyo kooxda horyaalka wadanka Belgium ee Standard Liege.

 

Group A

Group B

Bayern Munich

Manchester United

Juventus

CSKA Moscow

Bordeaux

Besiktas

Maccabi Haifa

Wolfsburg

 

 

Group C

Group D

AC Milan

Chelsea

Real Madrid

Porto

Marseille

Atletico Madrid

Zurich

APOEL

 

 

Group E

Group F

Liverpool

Barcelona

Lyon

Inter

Fiorentina

Dynamo Kyiv

Debrecen

Rubin Kazan

 

 

Group G

Group H

Sevilla

Arsenal

Rangers

AZ Alkmaar

Stuttgart

Olympiakos

Unirea Urziceni

Standard Liege

 

Faarax Blue

fmcblue@hotmail.com


Written By: faaraxblue
Date Posted: 8/27/2009
Number of Views: 719

Return
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use