Mudane Wiish ayaa socdaalkiisu wuxuu ku sabaasan sanyahay sidii uu u arki lahaa dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sports ee yurub ka dhisan. Qiimeyna ugu sameyn laha wax qabadkooda, isagooo talaooyin muhiim ah u gudbin doona.
Guddoomiyaha G.O.S, ayaa socdaalkiisa ugu gudbi doona wadanka Sweden halkaas oo ay ku sugan yihiin rag badan oo sumcad Sports huwan, waxaana ka mid ah Xoghayaha GOS C/llahi Axmed Tarabi iyo saarii kale oo muhiim u ah Jaaliyadda Sports Yuruba.
Wiish oo socdaalkiisa ka soo billaabay wadanka Talyaaniga ayaa u wuxuu sidas oo kale gaari doonaa wadamada Finland iyo Holland oo ay ku sugan yihin jaaliyaddo muhiim ah.

Faarax Blue
fmcblue@hotmail.com