Orodyahan Maxamed oo sida caadiga ah orda 5,000 (shanta kun oo mitir) oo uu wehliyay xoghayaha guud ee xiriirka Ciyaaraha Fudud ee Somalia Faarax Cali Macalin ayaa garoonka diyaaraha ee magaaldda Berlin gaaray xilliigii uu orodka ku qornaa oo ay ka dhiman tahay muddo ka yar 2-saacadooda, sababtoo ah safaaradda Germany ee magaalada Nairobi ayaa ku adkeysay fiisaha dad ku galka wadankooda, iyadoo maalin karo safarkooda u ogolaatay.
Orodyahan Maxamed Cali Maxamed ayaa isagoo aad u dallan wuxuu la tartamay raga adduunka ugu dheereeya ee orda orodka 5,000, wuxuuna isagoo daalkiisa qarsanaya uu ku orday 14:34.62 (toban iyo afar daqiiqo, sodon iyo afar. dhibic lixdan iyo labo ilbiriqsi), halka Orodyahanka kaalinta 1-aad ku guuleysatay tartankaas Moses Ndiema Kipsiro oo u dhashay wadanka Uganda uu ku orday 13:22.98 (toban iyo sadex daqiiqo, labaatan iyo labo.dhibic sagaashan iyo sideed ilbiriqsi).

Midig: Orodyahan Maxamed Cali oo horkacaya Oroyahanada kale ee adduunka
Lakiin sida uu ii sheegay XOghaye Faarax Cali Macallin, haddii Orodyahankeena uu xilli hore gaari lahaa magaaladda Berlin uu tartankaas guul fiican ka keeni lahaa, waayo wuxuu si fiican u fahmi lahaa cimilada guud, nasasho fiicanna waa qaadan lahaa.
Natiijo Guud
|
Position |
Bib |
Athlete |
Country |
Mark |
. |
|
1 |
1134 |
Moses Ndiema Kipsiro |
UGA |
13:22.98 Q |
(SB) |
|
2 |
726 |
Eliud Kipchoge |
KEN |
13:23.34 Q |
. |
|
3 |
952 |
James Kwalia C'Kurui |
QAT |
13:23.57 Q |
. |
|
4 |
1196 |
Bernard Lagat |
USA |
13:23.73 Q |
. |
|
5 |
802 |
Chakir Boujattaoui |
MAR |
13:23.83 Q |
. |
|
6 |
403 |
Bekana Daba |
ETH |
13:23.86 |
. |
|
7 |
348 |
Samuel Tsegay |
ERI |
13:26.78 |
. |
|
8 |
435 |
Morhad Amdouni |
FRA |
13:29.64 |
. |
|
9 |
346 |
Kidane Tadasse |
ERI |
13:30.85 |
. |
|
10 |
352 |
Alemayehu Bezabeh |
ESP |
13:33.52 |
. |
|
11 |
1192 |
Evan Jager |
USA |
13:39.80 |
. |
|
12 |
768 |
Hussain Jamaan Alhamdah |
KSA |
13:44.59 |
. |
|
13 |
617 |
Alistair Ian Cragg |
IRL |
13:46.34 |
. |
|
14 |
536 |
Arne Gabius |
GER |
13:49.13 |
. |
|
15 |
1130 |
Moses Kibet |
UGA |
13:52.38 |
. |
|
16 |
385 |
Sergio Sánchez |
ESP |
13:53.51 |
. |
|
17 |
1090 |
Marco Joseph |
TAN |
13:53.67 |
. |
|
18 |
1255 |
Tonny Wamulwa |
ZAM |
14:01.67 |
(SB) |
|
19 |
1042 |
Mohamed Ali Mohamed |
SOM |
14:34.62 |
(PB) |
|
20 |
895 |
Omar Abusaid |
PLE |
15:14.88 |
(PB) |
Faarax Blue
fmcblue@hotmail.com