|    Register
 
Friday, July 30, 2010
Article Details
Ciyaaraha Xulalka K/cagta 17-jirada Bariga iyo Bartamaha Africa oo ka furmaya Sudan (ISKU AADKA)

Xulka Qaranka K/cagta Somalia ee da’doodu ka hooseyso 17-jirka ayaa gaaray magaaladda Khartoum ee wadanka Sudan, halkaas oo ay ka dhacayaan ciyaaraha qeybta A ee xulka Somalia la ciyaari doono xulalka Tanzania, Sudan iyo Malawi.

Ciyaaraha ayaa si rasmi ah u furmi doona maalinta berri ah ee 19-ka bisha, waxaana ciyaarta ugu horeysa wada ciyaari doona labada xul ee Ethiopia Vs Uganda, iyadoo ciyaartaas ay ka dhici doonto magaaladda Jubba ee koofurta Sudan, waxaana xafladda furitaanka goob joog ka ahaan doona madaxweyne ku xigeenka Sudan Selvakire.

 

Xulkeena Xiddigaha Somalia ayaa kulankooda ugu horeeya waxay habeenka khamiista ah 8:00 fiidnimo garoonka USRA kula ciyaari doonaan dhigooda wadanka Malawi, waxaana ciyaartaas daawashadeeda ka soo qeyb gali doona taageerayaal uu horkacayo Safiirka Sudan ee Somalia Prof. Mahadi.

 

Guud ahaan isku aadka 12-ka xul ee tartankaas ka qeyb galay waa sidan:-

FIXTURES

FIXTURES

DATE

Match No

TEAMS

GROUPS

VENUE

TIME

19-08-09

1

Ethiopia Vs Uganda

B

JUBA

4:30pm

20-08-09

2

Kenya Vs Zanzibar

B

JUBA

4.30pm

20-08-09

3

Somalia Vs Malawi

A

USRA

8.00pm

20-08-09

4

Sudan Vs Tanzania

A

BASHIR

8.00pm

20-08-09

5

Burundi Vs Eritrea

C

MED

5.30pm

20-08-09

6

Rwanda Vs Egypt

C

MED

8.00pm

22-08-09

7

Zanzibar Vs Ethiopia

B

JUBA

2.30pm

22-08-09

8

Uganda Vs Kenya

B

JUBA

4.30pm

22-08-09

9

Malawi Vs Tanzania

A

BASHIR

5.00pm

22-08-09

10

Somalia Vs Sudan

A

BASHIR

9.30pm

22-08-09

11

Eritrea Vs Rwanda  

C

MED

5.00pm

22-08-09

12

Egypt Vs Burundi 

C

MED

9.30pm

24-08-09

13

Kenya Vs Ethiopia

B

JUBA

2.30pm

24-08-09

14

Sudan Vs    Zanzibar Vs Uganda

B

JUBA

4.30pm

24-08-09

15

Tanzania Vs Somalia

A

BASHIR

5.00pm

24-08-09

16

Sudan Vs Malawi

A

BASHIR

9.30pm

24-08-09

17

Rwanda Vs Burundi

C

MED

5.00pm

24-08-09

18

Eritrea Vs Egypt

C

MED

9.30pm

25-08-09

 

Rest Day

 

 

 

 

 

 QUARTER FINALS

 

 

 

26-08-09

19

A1 Vs Best qualifier 1.

 

KHA

TBD

26-08-09

20

C1 Vs B2

 

KHA

TBD

27-08-09

21

B1 Vs Best qualifier 2

 

KHA

TBD

27-08-09

22

C2 Vs A2

 

KHA

TBD

 

 

SEMI - FINALS

 

 

 

28-08-09

23

Winner 19 Vs Winner 20

 

KHA

TBD

29-08-09

24

Winner 21 Vs Winner 22

 

KHA

TBD

30-08-09

 

REST DAY

 

 

 

 

 

Third Place Play off / Finals

 

 

 

31-08-09

25

Loser 23 Vs Loser 24

 

KHA

TBD

31-08-09

26

Winner 23Vs Winner 24

 

KH A

TBD

W/D: Faarax Maxamed Cali  (Blue)

fmcblue@hotmail.com

 


Written By: Mohamud
Date Posted: 8/18/2009
Number of Views: 444

Return
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use