|    Register
 
Monday, September 06, 2010
Article Details
Isku aadka tartanka K/cagta kooxaha Soomalida ee wadanka Switzerland oo la sameeyay.

Waxaa shalay la sameeyay isku aadka tartanka K/cagta ee kooxaha SOomaaliyeed ee ka dhisan wadanka Switzerland, waxaana tartankaas oo billaaban doono 19-ka bishan ka qeyb galaya 8-kooxood oo loo qeybiyay laba group ee A iyo B.

Tartankan waxaa guddoomiye ka ah Maxamed Axmed ( Dayax ) iyo Bashiir Qoolif oo ah madaxa farsamada ee tartankan, isla markaana ah macalinka kooxda xidigaha Lausanne, waxaana dhamaan kooxaha loo qeybilyay sharciga iyo qodobada lagu maamulayo tartankaas oo ah mid ay wada sugayaan dhammaan SOmalida wadankaas ku nool.

Tartanka waxaa marti galinaya magaaladda Lausanne , waxaana kooxaha ka soo qeyb galaya magacyadoodu kala yihiin Xidigaha Lausanne, Fribourg, Aarau, Ala Aaamin, Luzern, Neuchatel, Sion, iyo Zurich, waxaaana kooxuhu isku arki doonaan sidan:-

 

Guruub A

4 Kooxood

Magaca

Mas’uulka

1

Xidigaha lausaane

Bashiir qoolaf

2

Fribourg

Maxamed axmed

3

Aarau

Cabdi qadar

4

Ala amiin

Gurey

 

 

 

 

 

 

 

Guruub B

4 Kooxood

Magaca

Mas’uulka

1

Luzern

Cabdi raxiin

2

Neuchatel

Jeylaani cabdi

3

Sion

Maxamed weli

4

Zurich

Cashara

 

 

 

 

 

 

Isku adka kulamada

Saacada

Guruub A

Guruub B

09h00-09h40

Xidigaha Lausanne Vs Fribourg

 

Luzerne Vs Neuchâtel

09h45-10h25

Aarau Vs Ala amiin- Zurich

 

Sion Vs Zurich

10h30-11h10

Fribourg Vs Ala amiin- Zurich

 

Luzerne Vs Sion

11h15-11h55

Xidigaha Lausanne Vs Aarau

 

Neuchâtel Vs Zurich

1200-1240

Fribourg Vs Aarau

 

Luzerne Vs Zurich

1245-1325

Xidigaha Lausanne

Vs Ala amiin- Zurich

Sion Vs Neuchâtel               

 

 

13h30 14h30

Salaada duhur iyo khado insha’allaah

 

 

                                                                                                           

14h40 15h40

1er Gr.A – 2ème Gr.B

1er Gr.B – 2ème Gr.A

 

 

 

16h00-

 

 

17h00

FINALE

 

 

 

 


Written By: faaraxblue
Date Posted: 7/8/2009
Number of Views: 608

Return
Copyright 2006 Nissit Ltd     |    Privacy Statement    |    Terms Of Use