|
News
Waxaa bartamahii April 2010 ku kulmay magaalada Doxa ee dalkaasi Qatar halyeeyo isbooti iyo marti sharaf kale oo qiimo ku lahaa isboortiga Soomaaliyeed noocyadiisa kala duwan ha noqoto dhinaca kubadda Cagta, kubadda koleyga iyo Cayaaraha fudud.
Read More...
|
|
News
Shir ballaaran oo ay ka soo qayb galeen Ururka Haweenka ee Willmar (Willmar Womans Center) iyo Somali Willmar Youth and Sports Center ayaa lagu qabtay xarunta ururka haweenka ee magaalada Willmar. Magaalada Willmar ayaa waxay 90 mile u jirtaa magaalooyinka Minneapolis iyo Saintpaul,waxaana ku nool dad Soomaaliyeed oo aad u faro badan.
Read More...
|
|
Waxaa 24 .02 2010 oo ku beegneed maalin arbaca ah loogu sameeyey galbeedka magaaladan casho sharaf aad loo soo agaasimay xoghayaha XSKK Eng Baana Cali, casho sharaaf kaas loogu gol lahaa in loogu hambalyeeyo wax qabadkiisii tan iyo markii uu qabtay xilkaas iyo kamid noqo shada xubinimo ee xiriirada kubadda kolayga ee jaamacada carabta oo ahayd markii ugu horaysay ee ay Soomaaliya ka mid noqoto xubnaha guddi hoosaadyada xiriirka carabta.
Read More...
|
|
Maamulka ururka SSAU oo ay ku bahoobeen bahwaynta kubadda cagta iyo sport ga qaarkood ee ku dhaqan magaaladan London ayagoo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid aabe Cali Diiriye waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan reer Cali Diiriye gaar ahaan saaxiibkood C/Rixiin Cali diiriye.
Read More...
|
|
News
Waxaa si habsami leh uga socda magaalada Jeddah ee boqortooyada saudi arabia tartan loogu magac daray koobka horyaalka jeddah waxaana kulamadii ugu danbeeyey ay isu arkeen sidatan; Kulanka hore ayaa waxa uu dhex maray kooxaha JUBBA AIRWAYS iyo GOLEEY .
Read More...
|
|
Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa umadda soomaaliyeed gaar ahaan bahweynta sportiga in la qaban doono tacsi loogu duceynayo wasiirkii hore ee dhalinyarada iyo sportiga Suleymaan Colaad Rooble oo dhawaan ku geeriyooday isbitaalka Malik Fahad ee ku yaala magaalada riyaadh ee cariga sacuudiga isagoo u jiifay dhaawac looga dabiibayey oo ka soo gaaray qarahii arxandarada ahaa ee ka dhacay hotel Shaamo ee magaalada Muqdisho.
Read More...
|
|
News
Waxaa welli si rasmi ah ugu socda magaalada Jeddah ee dalka boqortooyada Sacuudi Arabia tartankii koobka horyaalka Jeddah isagoo maraaya qaybihii ugu danbeeyey ee loogu soo bixi lahaa qaybta 8da waxaana kulamadii ugu danbeeyey la ciyaaray jimcihii iyadoo kulankii ugu horeeyey ay wada ciyaareen kooxaha kubadda cagta ee MUQDISHO iyo MARKACADEY.
Read More...
|
|
Waxaa haddii alaha awooda lihi ogolaado lagu qaban doonaa garoonka Pavilian Sports Centre, xaafadda Stonebridge ee galbeedka magaalada London tartan kubadda cagta ah oo socon doona maalin kaliya ayna ku loolami doonaan afar kooxood oo ka mid ah kuwa ugu awooda badan kooxaha jaaliyadda soomalida Uk isla markaana ay soo qabanqaabiyeen qaar ka mid ah dhalinyarada firfircoon oo degen isla xaafaddaasi oo kaashanaya cayaartoydii hore ee dalka.
Read More...
|
|
News
Waxaa wali si habsami leh oo xiise badan ugu socda magaalada jeddah dalka sacuudi arabia tartanka koobka horyaalka ee kooxaha jeddah taasoo ay ku tartamaan 16 kooxood oo ka dhisan magaalada jeddah.
Read More...
|
|
News
Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyee waxaa shalay magaalada Riyad ee dalka Sacuudiga ku geeriyooday wasiirkii dhalinyarada iyo sport ga ee dalka soomaaliya Salebaan Colaad Rooble oo waayadanba ugu jiray isbitaalkaasi dhaawacii bishi December ee 2009 kii ka soo gaaray qaraxii Hotel Shaamo ee magaalada Mugadishu.
Read More...
|
|
|