English Articles
Somali NOC president announces new development plans after re-election Image: Somali NOC president announces new development plans after re-election Somali NOC president announces new development plans after re-election Read More...
Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics. Image: Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics.

A Kenyan-born athlete will represent Somalia in 5000 metres at Rio Olympics in Brazil
Mohamed Daud Mohamed, 20, was born in Wajir county will now carry the Somali national flag while challenging Kenya for the gold.

Read More...
Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. Image: Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. The Somali Football Federation has on Thursday 31st of March 2016, launched three football development courses in the City of Kismayo, the provincial Read More...
Follow us on Facebook
Warka/News
IOC Approves new Organisational Emblem of Somali Olympic Committee. Image: IOC Approves new Organisational Emblem of Somali Olympic Committee.

After it has been endorsed by Somali Olympic Committee’s General Assembly last week the International Olympic Committee has expressed its acceptance to the newly modified emblem of Somali Olympic Committee by approving according to the charter of IOC. 

Read More...
Guddiga Olimbikada Adduunka oo ansixiyey astaanta cusub ee GOS. Image: Guddiga Olimbikada Adduunka oo ansixiyey astaanta cusub ee GOS.
Ka dib markii lagu ansixiyey shirwaynihii Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed astaanta cusub ee uu yeelan doono guddigaasi ayaa waxaa ugu dambayntii soo ogolaaday isla markaana ansixiyey guddiga olimbikada adduunka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan IOC.

Astaantan oo ay ka dhex muuqdaan calamada dalka Soomaaliya iyo kan Olimbikada Adduunka ayaa noqon doonta astaanta lagu garan doono Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed isla markaana loo isticmaali doono dhamaan qoraalada ka soo bixi doona GOS iyo waliba goobahooda warfaafineed intaba. 




Read More...
Waraysi cayaaryahankii hore ee Horseed Cusmaan Xaaji Cumar (Luqmaan) Image: Waraysi cayaaryahankii hore ee Horseed Cusmaan Xaaji Cumar (Luqmaan) Markii burburki iyo dagaladii sokeeye ka qarxeen dalkeena Soomaaliya ayaa waxaa dacalada adduunka ku kala firdhaday qaybihii bulshada ee ay ka midka ahaayeen cayaartoydii cayaaraha kala gedisan ee dalkeenii kuwaasoo naftooda iyo kuwa qoysaskoodaba kala soo cararay dhibaatadaasi. Read More...
Shirkii xiriirada kubadda Kolayga ee Zone v oo Qaahira lagu soo gabagabeeyey. Image: Shirkii xiriirada kubadda Kolayga ee Zone v oo Qaahira lagu soo gabagabeeyey. Waxaa magaalada Qaahira ee dalka Masar lagu qabtay kulan looga hadlayey horumarinta kubadda Kolayga ee dalalka ku jira Zone ka shanaad ee qaaradda Afrika kaasoo ay ka soo qaybgaleen madaxda kubadda kolayga ee dalal sideed wadan ah oo ku bahoobay Zone kan. Read More...
Shirwaynihii GOS ee 2015 ee Mogadishu lagu soo gabagabeeyey. Image: Shirwaynihii GOS ee 2015 ee Mogadishu lagu soo gabagabeeyey. Guddiga Olympikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabo-gabeeyey Shir-weynihii Guddigaasi,kaasi oo labo maalin 14-15ka bisha ka socday hotelka Shamow ee gobolka banaadir. Read More...
Bahda Sport ga UK oo tacsiyadaynaya geeridii hooyo Ashkiro Xirsi Xalane. Image: Bahda Sport ga UK oo tacsiyadaynaya geeridii  hooyo Ashkiro Xirsi Xalane. Dhamaan cayaaraha Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaaladan London ayagoo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid hooyo Ashkiro Xirsi Xalane oo maalinimadii arabacadii 14/01/2015 ku geeriyootay magaalada London ee cariga Ingiriiska waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan xoghayaha XSKK mudane Siciid Faarax Ducaale, cayaaryahankii hore ee K Cagta Saadaq Faarax Ducaale, Avv Caasha Kiin Faarax Ducaale, Dacaafe Faarax Ducaale, dhamaan reer Faarax Ducaale, qaraabadii, eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay hooyo Ashkiro waxayna marxuumadda ilaahay uga baryayaan in uu janatul fardawsa ka waraabiyo ayagna samir iyo iimaan ka siiyo. Read More...
Guddiga fulinta GOS oo ku shiray Mogadishu. Image: Guddiga fulinta GOS oo ku shiray Mogadishu. Guddiga fulinta Gos oo ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, shirkan oo ah mid sanadkiiba afar jeer la qabto ayaa looga hadlay arimo badan oo ay ka mid ahaayeen , warbixinadii iyo waxqabadki sanadki la soo dhaafay iyo qodobo dhowr ah oo lagu balan sanyahay in beri horgeeyo shirwaynaha guud, Sida ansaxanita howlaha iyo dhaqaalaha sanadkan. Read More...
Bahwaynta sport ga UK oo ka tacsiyadaynaysa geeridii AUN Axmed Muuse Nuur (Qaldaan) Image: Bahwaynta sport ga UK oo ka tacsiyadaynaysa geeridii AUN Axmed Muuse Nuur (Qaldaan) Alaha u naxariistee waxaa magaalada Mogadishu ku geeriyooday daafacii kooxdii Mogadishu ee barisamaadkii Axmed Muuse oo bahwaynta sport gu u yaqaaneen Axmed Qaldaan ka dib markii uu dhawr usbuuc ku xanuunsanayey isla magaaladaasi. Read More...
Mourning in Somalia, as former Ocean stars member dies. Image: Mourning in Somalia, as former Ocean stars member dies. SOMALIA IS MOURNING for the passing of former Ocean stars member Ahmed
Muse Nur who died at a hospital in Mogadishu on Saturday evening. The body of the former footballer has been laid to rest in the Somali police school cemetery on Sunday, where Somali FA and NOCSOM officials, former national team members and fans attended the funeral service which held before noon on Sunday.
Read More...
AUN Marxuum Axmed Muuse Nuur' Axmed Qaldaan' Difaacii Naadiga Muqdisho lambarka 4 uga Ciyaari Jiray. Image: AUN Marxuum Axmed Muuse Nuur' Axmed Qaldaan' Difaacii Naadiga Muqdisho lambarka 4 uga Ciyaari Jiray. Inaa Lilaahi wa inaa ileyhi Rajucuun waxaa ku geeryooday Magaalada Muqdisho Marxuum Axmed Muuse Nuur' Axmed Qaldaan' oo difaaca lambarka 4 uga ciyaari Jiray Naadiga Heerka 1 ee muqdisho isla markaana ka mid ahaa Laacibiintii la qeybsaday Naadigaasi Horyaalkii Kubada Cagta Soomaaliya 1986sidoo kalena ka mid ahaa Ciyaartoydii ugu Caansaneyd 80meeyadii Kubada Cagta Soomaaliya. Read More...
Page 15 of 16First   Previous   7  8  9  10  11  12  13  14  [15]  16  Next   Last   
Videos
Waraysi xoghayihii hore XSKK Bana Cali. SNTV
Warbaahinta iyo Horumarinta Cayaaraha. By Wiish
Waraysi xiddigihii Cantar Jeenyo iyo M Ismaaciil. 
Waraysi Orodyahan/Macalin C/Saaq Diirshe. SNTV
Waraysi GKX Xiriirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya
Horumarka Cayaaraha Dalka SNTV
Barnaamijka cayaaraha SNTV Wiish v Sayga 

 


Int League Tables