English Articles
Somali NOC president announces new development plans after re-election Image: Somali NOC president announces new development plans after re-election Somali NOC president announces new development plans after re-election Read More...
Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics. Image: Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics.

A Kenyan-born athlete will represent Somalia in 5000 metres at Rio Olympics in Brazil
Mohamed Daud Mohamed, 20, was born in Wajir county will now carry the Somali national flag while challenging Kenya for the gold.

Read More...
Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. Image: Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. The Somali Football Federation has on Thursday 31st of March 2016, launched three football development courses in the City of Kismayo, the provincial Read More...
Follow us on Facebook
Warka/News
Garsoorayaal Soomaaliyeed oo mar kale dhexdhexaadinaya kulan caalami ah. Image: Garsoorayaal Soomaaliyeed oo mar kale dhexdhexaadinaya kulan caalami ah. Xiriirka kubadda cagta e eqaarada AFrika Caf ayaa Garsoorayaasha heerka Caalami ee kubadda cagta dalkeena u soo magacaabay in ay dhex dhexaadiyaan kulan katirsan koobka koobabka qaarada Afrika ( caf Confedration Cup). Read More...
Banaadir SC iyo Heegan oo isku garab dhacay. Image: Banaadir SC iyo Heegan oo isku garab dhacay. Kooxaha kubadda Cagta Banaadir SC iyo Heegan ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Banaadir kulanki 43-aad wareegga hore ee horyaalka. Read More...
Taageere ka waantoow ficil xun oo noqo kan ammaanta leh (Faallo) Image: Taageere ka waantoow ficil xun oo noqo kan ammaanta leh (Faallo) Qallinka naxdinta ayaa mar kale goostay inuu tusaalleeyo waxa ay tahay taageeronimada marka laga hadlaayo cayaaraha, waan hubaa dad badan in maskaxdooda ay ka sii guuxeyso falkii argagaxa lahaa ee wiil yar uu naftiisa ku waayay. Read More...
Elman oo soo gashay kaalinta sadexaad ee Horyaalka. Image: Elman oo soo gashay kaalinta sadexaad ee Horyaalka. Kooxda kubadda cagta ee Elman ayaa 2-0 ku suul daartay kooxda Somali Fruit kulan ka tirsanaa horyaalka kubadda cagta dalka ( Nationlink Championship 2014-15. Read More...
Cayaar habeeneedka Muqdisho oo faa'ido u noqday dad hore iyo masuuliyiin (Maqaal) Image: Cayaar habeeneedka Muqdisho oo faa'ido u noqday dad hore iyo masuuliyiin (Maqaal) Ogaalka bulshada ayaa ah in cayaaraha kubadda Kolayga ee habeen la ciyaaro inay furmeen 25-ka bisha January2015, kadib 24 sano iyadoo daah furkiisa ay door wanaagsan ka qaadatay marwada madaxweynaha dowladda Soomaaliya Sahro Cumar Xasan , iyo madax kale oo isla dowladda ah. Read More...
Dugsiga Banaadir Zone oo tartamo ku qabtay Muqdisho. Sawiro Image: Dugsiga Banaadir Zone oo tartamo ku qabtay Muqdisho. Sawiro Waxaa  garoonka Banaadir ee  magaalaalada Muqdisho lagu soo gebagebaayay Tartamo kubadda cagta iyo ciyaaro fudud, tartankan oo waxaa  ka qaybgaleen lixda  qayb uu ka kooban yahay Dugsiga  dhexe iyo sare  Banaadir Zone  xarumaha Goboka Banaadir. Read More...
Xoghaye Xasan Farey oo xeer ilaaliye ka ah cayaar ka tirsan is reeb reebka kooxaha horyaalada Africa Image: Xoghaye Xasan Farey oo xeer ilaaliye ka ah cayaar ka tirsan is reeb reebka kooxaha horyaalada Africa Xeer ilaaliyaha ururka kubada cagta Africa ee CAF ahna xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta Mudane Xasan Maxamed Maxamuud (Farey) oo ku sugan dalka Niger ayaa Jimcaha waxaa uu xeer ilaaliye ka noqon doonaa cayaar ka tirsan is reeb reebka tartanka kooxaha horyaalada Africa. Read More...
SHirwaynihi Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga oo Muqdisho ka dhacay+Sawirro Image: SHirwaynihi Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga oo Muqdisho ka dhacay+Sawirro Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa maanta  Hotelka Glopal ee magaalada Muqdisho ku qabtay Shirwaynihii sanadlaha  ee xiriirka ,waxaana ka kasoo qayb galay  Masuulyiin ka socotay Wasaaradda Dhalinyarada iyo isboortiga ,Madax ka soctay Gos , kooxaha iyo ururada XSKK , Madaxda iyo Xubanaha xirirka kubada kolayga  iyo Marti sharaf  lagu casuumay. Read More...
Heegan oo dubatay Horseed kulan dadwaynihi ugu badnaa ay xalay u soo daawasho tageen+Sawirro Image: Heegan oo  dubatay Horseed kulan dadwaynihi ugu badnaa ay xalay u soo daawasho tageen+Sawirro
Kooxaha kubadda kolayga Heegan iyo Horseed ayaa xalay ku kulmay garoona Wiish, kulanki 16-aad ee koobkakubadda kolayga Jeneraal Daa’uud.
Read More...
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada gacanta oo ka qayb gashay tababar kubadda gacanta ah. Image: Xiriirka Soomaaliyeed  ee kubada gacanta  oo ka qayb gashay tababar  kubadda gacanta ah. Xiriirka Soomaaliyeed Kubadda Gacanta waxa uu 15 – 17/01/2015 ka qeyb galay Tababarkii 1aad ee Maamulka oo loo qabtey Xoghayeyaasha Xiriirada kubadda gacanata  Caalamka oo idil, laguna qabtey Dalka Qatar, caasimaddiisa Doxa. Read More...
Page 14 of 16First   Previous   7  8  9  10  11  12  13  [14]  15  16  Next   Last   
Videos
Waraysi xoghayihii hore XSKK Bana Cali. SNTV
Warbaahinta iyo Horumarinta Cayaaraha. By Wiish
Waraysi xiddigihii Cantar Jeenyo iyo M Ismaaciil. 
Waraysi Orodyahan/Macalin C/Saaq Diirshe. SNTV
Waraysi GKX Xiriirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya
Horumarka Cayaaraha Dalka SNTV
Barnaamijka cayaaraha SNTV Wiish v Sayga 

 


Int League Tables