English Articles
Somali NOC president announces new development plans after re-election Image: Somali NOC president announces new development plans after re-election Somali NOC president announces new development plans after re-election Read More...
Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics. Image: Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics.

A Kenyan-born athlete will represent Somalia in 5000 metres at Rio Olympics in Brazil
Mohamed Daud Mohamed, 20, was born in Wajir county will now carry the Somali national flag while challenging Kenya for the gold.

Read More...
Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. Image: Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. The Somali Football Federation has on Thursday 31st of March 2016, launched three football development courses in the City of Kismayo, the provincial Read More...
Follow us on Facebook
Warka/News
Gaadiidka oo guul ka gaaray Banaadir SC xili guduudkii ugu badnaa horyaalka La bixiyay + Sawirro Image: Gaadiidka oo guul ka gaaray Banaadir SC xili guduudkii ugu badnaa horyaalka La bixiyay + Sawirro Kooxda kubada cagta Gaadiidka ayaa 2-1 kaga adkaatay kooxda Banaadir Sports Club kulan ka tirsanaa horyaalka kubadda cagta dalka soomaaliya (Nationlink Championship 2014-15). Read More...
Guddoomiyaha isboortiga Olimbikada G/Dhexe ee Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Minnesota. Image: Guddoomiyaha isboortiga Olimbikada G/Dhexe ee Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Minnesota. Xaflad si aad ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayay , laguna sharfayay Guddoomiyaha Isboortiga Olimbikada gobolada dhexe ee Galmudug mudane C/rashiid Cabdullahi Maxamed (Cabdirashiid Foonka), oo dhawaan loo soo magacaabay xilkaasi ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, Iyadoo ay halkaasi goob joog ka ahaayeen jaaliyadda isboortiga ee gobolka Minnesota. Read More...
Gabdhaha Horseed oo ku guulaystay koobka Jen.Daa'uud. Image: Gabdhaha Horseed oo ku guulaystay koobka Jen.Daa'uud. Gabdhaha kubadda kolayga ee naadiga Horseed ayaa ku guulaystay koobka kubadda kolayga Jen.Daa'uud oo ay sanadkan ku loolamayeen ayaga iyo kooxdada Heegan oo ay kulankan guul ka gaareen Gabdhaha.
Read More...
Arsenal oo hal dhibic u soo jirsatay Man City xiisana u yeeshay horyaalka PL. Image: Arsenal oo hal dhibic u soo jirsatay Man City xiisana u yeeshay horyaalka PL. Kooxda Arsenal ayaa maanta kulankii ay kooxda Newcastle uga hortagtay ku soo adkaatay 1-2 aadna ugu soo siqaysa hogaanka horyaalkan waxayna hadda xaga dhibcaha hal dhibic oo kaliya ka hoosaysaa kooxda Manchester City oo kaalinta labaad ku jirta. Read More...
Man City oo toban nin oo West Brom ku ciilbaxday. Image: Man City oo toban nin oo West Brom ku ciilbaxday. Kooxda Manchester City oo hogaanka horyaalka Ingiriiska kula tartamaysa kooxda Chelsea ayaa ku soo yaraysay dhibcaha laga horeeyo saddex dhibcood oo kaliya ka dib markii ay kulankii maanta 10 cayaartoy oo kooxda West Bromwich Albion ah 3-0 ku dardareen. Read More...
Kooxda Kubadda cagta Heegan ayaa 2-0 kaga adkaatay kooxda Jeenyo kulan ka tirsan horyaalka dalka. Image: Kooxda Kubadda cagta Heegan ayaa 2-0 kaga adkaatay kooxda Jeenyo kulan ka tirsan horyaalka dalka. kulankan oo ahaa kulanki 2-aad wareega labaad e horyaalka ayaa ka dhacay garoonka Banaadir waxaana u soo daawasho tagay Masuuliyiin uu ka mid ahaa wasiir ku xigeenka Wasaaradda dhalinyarda iyo isboortiga Cusmaan Aadan Dhuuboow, guddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Cabdullahi Axmed Tarabi, Ciyaartoydii hore Coonka iyo Killer iyo waliba dadwayne badan oo ciyaartan uga soo daawasho tagay gobolka Banaadir, shabeelada Hoose iyo Shabeelada dhexe. Read More...
Kooxaha Madrid oo ku kulmaya quarter Final ka horyaalka Yurub. Image: Kooxaha Madrid oo ku kulmaya quarter Final ka horyaalka Yurub. Kooxaha ka wada dhisan magaala madaxda dalka Spain ee Madrid isla markaana sida aadka ah ugu xifaaltama kubadda cagta ee Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa isku dhacay qorituurkii maanta loo sameeyey kooxaha sideeda ah ee isugu soo haray horyaalka qaaradda Yurub (Champions League). Read More...
Kooxda Heegan oo ka adkaatay Horseed kulan ka tirsanaa koobka Genaraal Daa'uud Image: Kooxda Heegan oo ka adkaatay Horseed kulan ka tirsanaa koobka Genaraal Daa'uud Kooxaha kubada Kolayga Heegan iyo Horseed oo ayaa kulmay garoonka Wiish kulan ka tirsan wareega labaad ee koobka kubada kolayga Jeraraal Daa'uud. Read More...
Tartanka Da’yarta 15-jirada oo lagu soo gebagabeeyay garoonka Waamo ee Degmada Boondheere+ Sawirro Image: Tartanka Da’yarta 15-jirada oo lagu soo gebagabeeyay garoonka Waamo ee Degmada Boondheere+ Sawirro Tartankan oo ay ka qayb qaateen 8 koox oo ka dhisan afarta waax ee degmada Boondheere ka kooban tahay ayaa bilowday 8-dii Febraayo , Waax waliba waxaa laga soo xulay laba koox. Read More...
I.L.S oo guul ka gaaray Plasma kulan ka tirsan koobka Jenaraal Daa'uud Image: I.L.S oo guul ka gaaray  Plasma  kulan ka tirsan koobka Jenaraal Daa'uud Kooxaha kubada kolayg I.L.S iyo Plasma ayaa ku kulmay garoonka Wiish ( Ex Luujino) kulan katirsan wareega labaad ee koobka kubada kolayga Jenearaal Daa'uud. Read More...
Page 13 of 16First   Previous   7  8  9  10  11  12  [13]  14  15  16  Next   Last   
Videos
Waraysi xoghayihii hore XSKK Bana Cali. SNTV
Warbaahinta iyo Horumarinta Cayaaraha. By Wiish
Waraysi xiddigihii Cantar Jeenyo iyo M Ismaaciil. 
Waraysi Orodyahan/Macalin C/Saaq Diirshe. SNTV
Waraysi GKX Xiriirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya
Horumarka Cayaaraha Dalka SNTV
Barnaamijka cayaaraha SNTV Wiish v Sayga 

 


Int League Tables