English Articles
Somali NOC president announces new development plans after re-election Image: Somali NOC president announces new development plans after re-election Somali NOC president announces new development plans after re-election Read More...
Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics. Image: Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics.

A Kenyan-born athlete will represent Somalia in 5000 metres at Rio Olympics in Brazil
Mohamed Daud Mohamed, 20, was born in Wajir county will now carry the Somali national flag while challenging Kenya for the gold.

Read More...
Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. Image: Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. The Somali Football Federation has on Thursday 31st of March 2016, launched three football development courses in the City of Kismayo, the provincial Read More...
Follow us on Facebook
Warka/News
Magaalada Muqdisho oo ka qayb galaysa Tartanka Magaalooyinka Bariga Afrika ee kubadda kolayga Image: Magaalada Muqdisho oo ka qayb galaysa Tartanka Magaalooyinka Bariga Afrika ee kubadda kolayga Munaasabad lagu furayay tababarka kooxda ku ciyaaraysa Magaca magaalada Muqdisho ayaa ka dhacday garoonakWiish, munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka isboortiga gobolka Banaadir,waxaa kasoo qayb galay Guddoomiyaha XSKK Cabdullahi Nuur Maxamed Cadaani, Guddoomiye ku xigeenka XSKC Cali Cabdi Maxamed Cali Shiino, Guddoomiyaha Isboortiga Goboolka Banaadir isla markaana ah madaxa Zone 5 ee GOS Xasan Wiish, Madaxa farasamda isbortiag gobolka Daa’uud Shire iyo masuuliyiinka socotay gobolka Banaadir iyo xiriirka kubadda kolayga. Read More...
Soomaaliya oo laga xusay maalinta nabadda iyo cayaaraha. Image: Soomaaliya oo laga xusay maalinta nabadda iyo cayaaraha. Munaasabad aad u balaaran oo lagu xusayay Maalinta dunida looga dabaaldego isticmaalka cayaaraha ee nabadaynta dunida iyo maalin looogu magac daray maalinta cayaartoyda Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacday garoonka Banaadir ee magaalada Mogadishu.

Read More...
Kooxda I.L.S oo si xarago leh ugu guulaysatay koobka Jen.Daa’uud. Image: Kooxda I.L.S  oo si xarago leh ugu guulaysatay koobka Jen.Daa’uud. Kooxaha kubada kolayga I.L.S iyo Heegan ayaa galabta ku kulmay Garoonka Wiish kulanki ugu dambeeyay koobka kubadda kolayga Jen.Daa’uud, waxaana ciyaartan u soo daawasho tagay Masuuliyiin ka soctay wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga, guddiga Olombiakda Soomaaliyeed, Madax ka soctay xiriirada, ciyraatoy hore iyo taageerayaasha labada koox oo si wayn u soo camiray garoonka. Read More...
Guddiga fulinta GOS oo kulankoodii labaad ee 2015 ka ku qabtay Mogadishu. Image: Guddiga fulinta GOS oo kulankoodii labaad ee 2015 ka ku qabtay Mogadishu. Shirka guddiga Fulinta oo ay ka soo qayb galeen xubnaha guddiga fullinta iyo guddoomiye Sharafeedaka GOS Cabduqaadir Gacal Abkoow ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha GOS Cabdullaahi Axmed Tarabi. Read More...
Arsenal oo farasaartay Liverpool kaalinta labaadna si ku meelgaar ah ugu jirta. Image: Arsenal oo farasaartay Liverpool kaalinta labaadna si ku meelgaar ah ugu jirta. Kulan si aad ah loo sugayey maanta kana tirsanaa horyaalka dalka Ingiriiska ayey kooxda reer waqooyiga London ee Arsenal 4-1 ku quusisay kooxda Liverpool guushaasina waxa ay si ku meelgaar ah salka u dhigtay kaalinta labaad ee horyaalka. Read More...
Dekedda oo u awod sheegatay Horseed. Image: Dekedda oo u awod sheegatay Horseed. Kooxaha kubadda cagta Dekedda iyo Horseed ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Banaadir kulan ka tirsan horyaalka kubada cagta dalka Nationlink Championship 2014-15. Read More...
Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha oo kormeeray garoomada Mogadishu. Image: Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha oo kormeeray garoomada Mogadishu. Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux oo ay wehliyeen guddoomiyaha GOS, guddoomiyayaal xiriiro iyo xubno ka tirsan GOS iyo Xiriirka kubada cagta ayaa manta kormeer uu ugu kuurgalayo garoomada cayaaraha ku soo maray garoomo kala duwan.
Read More...
Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay madaxda sport ga dalka. Image: Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay madaxda sport ga dalka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa kulan qado sharaf ah manta ku casuumay Bahda isboortiga dalka, oo isugu jiraty masuuliyiinta wasaaradda dhalinyarada iyo isboortiga, Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Madaxa xiriirada, Xildhibaano iyo waliba qaar ka mid ah masuuliyiintii, macalimiintii, ciyaartoydii iyo Garsoorayaashii hore ee dalka. Read More...
Dekedda oo guul muhiim ah ka gaartay Elman+Sawirro Image: Dekedda oo guul muhiim ah ka gaartay  Elman+Sawirro Kooxda kuubada cagta ee Dekedda ayaa 2-0 kaga adkaatay kooxda Elman kulan ka tirsan horyaalka kubadda cagta dalka (Nationlink Championship 2014-15). Read More...
Gabdhaha Horseed oo isku darsaday koobka Jen.Daa’uud iyo koobka Maalinta Qaaxada Caalamka+Sawirro Image: Gabdhaha Horseed oo isku darsaday  koobka Jen.Daa’uud iyo  koobka Maalinta Qaaxada Caalamka+Sawirro Gabdhaha kubadda kolayga Horseed iyo Heegan ayaa galabta ku kulmay kulanki sedexeed ee koobka kubadda kolayga Jen.Daa’uud isla markaana ay ku koolamayeen koobka Maaliinta Qaaxada Aduunka. Read More...
Page 12 of 16First   Previous   7  8  9  10  11  [12]  13  14  15  16  Next   Last   
Videos
Waraysi xoghayihii hore XSKK Bana Cali. SNTV
Warbaahinta iyo Horumarinta Cayaaraha. By Wiish
Waraysi xiddigihii Cantar Jeenyo iyo M Ismaaciil. 
Waraysi Orodyahan/Macalin C/Saaq Diirshe. SNTV
Waraysi GKX Xiriirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya
Horumarka Cayaaraha Dalka SNTV
Barnaamijka cayaaraha SNTV Wiish v Sayga 

 


Int League Tables