English Articles
Somali NOC president announces new development plans after re-election Image: Somali NOC president announces new development plans after re-election Somali NOC president announces new development plans after re-election Read More...
Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics. Image: Kenyan born athlete to represent Somalia at Rio Olympics.

A Kenyan-born athlete will represent Somalia in 5000 metres at Rio Olympics in Brazil
Mohamed Daud Mohamed, 20, was born in Wajir county will now carry the Somali national flag while challenging Kenya for the gold.

Read More...
Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. Image: Somalia: Development courses launched in Jubbaland State. The Somali Football Federation has on Thursday 31st of March 2016, launched three football development courses in the City of Kismayo, the provincial Read More...
Follow us on Facebook
Warka/News
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga oo Hambalyo u diray Kooxda kubadda kolayga Qardho. Image: Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga oo Hambalyo u diray  Kooxda kubadda kolayga  Qardho. Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada kolayga ayaa halbalyo u diray kooxda kubadda Kolayga ee ka qayb galay ciyaaraha kubadad kolayga Magaaloyinka 2015 oo ka dhacay Dalka Magaalada Dal Elsalaam ee Dalka Tanzania. Read More...
Cayaartoyda Juunyarka Taekwaondo-ga Soomaaliyeed oo Tabarabar Adag ku Jira. Image: Cayaartoyda  Juunyarka Taekwaondo-ga Soomaaliyeed oo Tabarabar Adag ku Jira. Waxaa xiriirka Taekwondow-ga Soomaaliyeed (XTS) uu baryahaan si aad ah ugu dadaalayaa sidii loo soo saari lahaa dhalinyaro ciyaarta cayaaraha Taekwondow-ga matalina karta xulka qaranka Soomaaliyeed ilaa iyo heer caalami, loona diyaarin karo inay ka qeyb galaan ciyaaraha tartamada dhalinyarada ee Taekwondow-ga oo labadii sanoba mar la qabto. Read More...
Barcelona oo mar kale hanatay horyaalka Yurub. (Daawo Sawiro) Image: Barcelona oo mar kale hanatay horyaalka Yurub. (Daawo Sawiro) Kooxda Barcelona ayaa markii afaraad muddo 10 sano gudahood ah ku guulaysatay koobka horyaalka Yurub ka dib markii ay kulankii kama dambaysta ahaa ee koobka Horyaalka qaaradda Yurub caawa 3-1 uga adkaatay kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga. Read More...
Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga oo xilka laga qaaday. Image: Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga oo xilka laga qaaday. Naadiyada xiriirka Soomaaliyeed kubadda kolayga ayaa maanta kulan ay xilka uga qaadayaan Xoghayaha XSKK Saciid Faarax Ducaale ku yeeshay Magalaada Muqdisho. Read More...
INaa Lilaah WIR, Tacsi Xuseen Ismaaciil Cali Image: INaa Lilaah WIR, Tacsi Xuseen Ismaaciil Cali Alaha naxariistii janno haka waraabiyee waxaa magaalada Hargaysa ku geeriyooday shalay oo bishu ahayd 18/05/2015 cayaaryahankii hore ee naadigii Betroolka isla markaana ka soo jeeday qoys si aad ah looga tixgeliyo bahda cayaaraha dalka Xuseen Ismaaciil Cali. Read More...
Tartanka Futsalka degmooyinka Gobalka Banaadir oo Muqdisho Ka furmay +Sawirro. Image: Tartanka Futsalka degmooyinka Gobalka  Banaadir oo Muqdisho Ka furmay +Sawirro. Munaasabad lagu furayay tartanka Futsel-ka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka dhacday degmada Howlwadaag. Munasaba ay si wayn u soo agaasimeeyn maamulka isboortiga gobolka Banaadir,waxaa ka soo qeyb galay guddoomiayah ispoortiga gobalka Baandir Xasan Adan Xaaji Yabarow Wiish , gudoomiyaha ururka dhalinyarada gobalka banadir Cabdi Kaafi Maxamud Makaaraan, guddoomiyaha degmada hawl wadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaad iyo masuuliyeen kala duwan oo kala socotay xiirarada kala duwan ee ciyaaraha. Read More...
ELman iyo Banaadir SC oo barbaro isla dhaafi waayay. Image: ELman iyo Banaadir SC oo barbaro isla dhaafi waayay. Kooxaha kubada cagta ELman iyo Banaadir SC ayaa ku kulmay garoonka Banaadir kulan ka tirsanaa wareega labaad ee horyaalka kubada cagta dalka (Nationlink Championship 2014-15). Read More...
Kooxda Heegan oo todobaad gudihiis ku guulaysatay laba koob.(Sawirada daawo) Image: Kooxda Heegan oo todobaad gudihiis ku guulaysatay laba koob.(Sawirada daawo) kooxda Kubada cgata Heegan 4-1 ku garaacday kooxda Savaana kulanka tirsan horyaalka kubada cgatdalka nationlink Championship 2014-15. Read More...
Kooxda Dekedda oo gaaraacday Saxafi Jaantana isla heshay.(Daawo sawirada) Image: Kooxda Dekedda oo gaaraacday Saxafi Jaantana isla heshay.(Daawo sawirada) Kooxda kubadda cagta ee Dekedda ayaa a 3-1 kaga adkaatay Kooxda Saxafi kulan ka tirsanaa horyaalka kubadda cagta ee dalka (Nationlink Championship 2014-15) Read More...
Magaalada Muqdisho oo ka qayb galaysa Tartanka Magaalooyinka Bariga Afrika ee kubadda kolayga Image: Magaalada Muqdisho oo ka qayb galaysa Tartanka Magaalooyinka Bariga Afrika ee kubadda kolayga Munaasabad lagu furayay tababarka kooxda ku ciyaaraysa Magaca magaalada Muqdisho ayaa ka dhacday garoonakWiish, munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka isboortiga gobolka Banaadir,waxaa kasoo qayb galay Guddoomiyaha XSKK Cabdullahi Nuur Maxamed Cadaani, Guddoomiye ku xigeenka XSKC Cali Cabdi Maxamed Cali Shiino, Guddoomiyaha Isboortiga Goboolka Banaadir isla markaana ah madaxa Zone 5 ee GOS Xasan Wiish, Madaxa farasamda isbortiag gobolka Daa’uud Shire iyo masuuliyiinka socotay gobolka Banaadir iyo xiriirka kubadda kolayga. Read More...
Page 11 of 16First   Previous   6  7  8  9  10  [11]  12  13  14  15  Next   Last   
Videos
Waraysi xoghayihii hore XSKK Bana Cali. SNTV
Warbaahinta iyo Horumarinta Cayaaraha. By Wiish
Waraysi xiddigihii Cantar Jeenyo iyo M Ismaaciil. 
Waraysi Orodyahan/Macalin C/Saaq Diirshe. SNTV
Waraysi GKX Xiriirka kubad-Cagyaraha Soomaaliya
Horumarka Cayaaraha Dalka SNTV
Barnaamijka cayaaraha SNTV Wiish v Sayga 

 


Int League Tables