Article Details

Kulamada laga ciyaari doono Koobka Afrika iyo Horyaallada waaweyn ee Yurub iyo Waqtiyadooda

Categories: | Author: Mohamud Hassan | Posted: 15/1/2017 | Views: 557
Kulamo ka tirsan koobka Qaramada qaaradda Afrika oo shalay lagu daah furay Dalka Gabon ayaa Caawa ka dhacaya gobollada dalkaas.

 

 

Ciyaaraha kale ee dhacaya waxaa ka mid ah kulamada horyaallada waaweyn ee Yurub, waxaana ugu xiiso badan kan dhex mari doona Manchester United iyo Liverpool halka ay ciyaar kale dhex taallo Sevilla iyo Real Madrid horyaalka dalka Spain.

Dhanka horyaalka Talyaaniga waxaa la xusi karaa ciyaarta adage e Fiorentina ay marti gelineyso Juventus oo horyaalka Serie A hoggaanka u heysa.

Saacadda kulamada ku hor qoran waa waqtiga rasmiga ah ee laga daawan doono Dalkeena Soomaaliya.

Africa Cup of Nations - Group B Janaayo 15

07:00  Algeria ? - ? Zimbabwe

10:00  Tunisia ? - ? Senegal

England - Premier League Janaayo 15

04:30 Everton ? - ? Manchester City

07:00 Manchester United ? - ? Liverpool

Italy - Serie A January 15

02:30 Cagliari ? - ? Genoa

05:00 Lazio ? - ? Atalanta

05:00 SSC Napoli ? - ? Pescara

05:00 Sampdoria ? - ? Empoli

05:00 Sassuolo ? - ? Palermo

05:00 Udinese ? - ? Roma

10:45 Fiorentina ? - ? Juventus

Spain - LaLiga Santander January 15

02:00 Valencia ? - ? Espanyol

06:15 Celta Vigo ? - ? Alaves

08:30 Granada ? - ? Osasuna

08:30 Sporting Gijon ? - ? Eibar

10:45 Sevilla ? - ? Real Madrid

France – Ligue 1 January 15

05:00 Nice ? - ? Metz

07:00 Caen ? - ? Lyon

11:00 Marseille ? - ? Monaco

 
Print Bookmark and Share

Return to previous page