Article Details

Aguero oo ganaax ku seegaya Manchester Derbay

Categories: | Author: Mohamud Hassan | Posted: 2/9/2016 | Views: 286
Xiriirka kubada cagta Ingiriiska ( FA) ayaa ganaax saddex kulan dul dhigay laacibka kooxda Manchester City Sergio Aguero kadib markii kooxdiis

 

 Xiddiga heerka caalami ee dalak Argentina ayaa seegi doona kulanka Manchester Derby kaasoo 10-ka September ka dhici doona  garoonak Old Traford, sodoo kale waxuu maqnaan doona kulaada ay kooxdiisa  la ciyaari doonto kooxaha  Bournemouth  iyo Swansea City oo ay ku kulmi doonaan  League Cup.

Aguero  ayaa lagu xukunkan la kumay markii uu suxul ku dhuiftay  ciyaaryahan  Winston Reid oo Westahn iu ciyaara 28 bishi agoosto  ciyaar la dhacdah   Etihad Stadium.

Garsoore  Andre Marriner  oo ciyaarta dhex dhexaadiyay ayaanan falka mana uusan kudarain warbixintiisa ciyaarta.

 
Print Bookmark and Share

Return to previous page