Article Details

Sam Allardyce oo ku dhawaaqay xiddigaha Xulka Ingiriiska uga qeyb galaya kulamada isreebreebka ko

Categories: | Author: Mohamud Hassan | Posted: 28/8/2016 | Views: 286
Tababarii cusub ee Xulka saddexda Libaax Sam Allardyce ayaa soo xushay xidigaha England u ciyaari doono isreeb reebka koobka aduunka ee lagu qaban

 

Xulka England ayaa wajihi doonaan  xulka Slovakia waxuuna macalin Sam  markii ugu horeesay xulka qaranka kusoo daray Michail Antonio oo Westahm u dheela , Sidoo kale waxaa xulka laga helay magacyada Joe Hart oo hada kursiga keyd ka ah Man City iyo Luke Shaw oo tartankii Euro2016-ka kuseegay dhaawac xoogan oo soogaaray horaantii sanadkan. halka Jack Wilshare laga saaray xidiga xulka sidoo kale Theo Walcott aya lagu arkay xulka Three Lions.

Goolhayayaasha : Joe Hart, Fraser Forster, Tom Heaton.

Daafacyada : Gary Cahill, Nathaniel Clyne, Phil Jagielka, Danny Rose, Luke Shaw, Chris Smalling, John Stones, Kyle Walker.

Qadka dhexe : Dele Alli, Michail Antonio, Eric Dier, Danny Drinkwater, Jordan Henderson, Adam Lallana, Wayne Rooney, Raheem Sterling, Theo Walcott.

Weerarka : Daniel Sturridge, Jamie Vardy, Harry Kane.

 
Print Bookmark and Share

Return to previous page