Article Details

Falanqeynta kulanka Poland iyo Portugal

Categories: | Author: Mohamud Hassan | Posted: 30/6/2016 | Views: 380
Portugal ayaa raadineysa in ay marki afaraad ay usoo baxdo wareega nus-dhamaadka koobka Euro shanti jeer ee ugu dambeysay ee kasoo muuqato.

 

Kooxda uu hogaamiyo Ronaldo, Portugal ayaa wareega 16-kakasoo gudbay dalka Croatia kadib gool u daqiiqadi 117 u dhaliyay Ricardo Quaresma.

Magaalada Marseille ayaa soo dhaweyneysta weeraryahanka Real Madridoo ka hor imaanaya dhigiisa Bayer Munich , iyadoo labada weeryahan ay xagaaga 2015-16 dhaliyeen 93 gool.

Guuleystaha ladab dal ayaanus-dhamaadka la ciyaari doona Wales iyo Belgium kii soo gudba.

Wararka labada dal.

Lukasz Fabianski ayaa lagu wada in uu booska koowaad ee goolhayaha Poland kusii jiro, waxaana weli dhawac kasoo kaban la'  Wojciech Szczesny dhaawc dhanka muruga kasoo gaaray.

Portugal ayaa niyad dhis ka heshay soo laabashada Andre Gomes iyo Raphael Guerreiro oo kasoo muuqday tababarka kooxda.

Guerreiro oo daafaca ka ciyaara iyo Gomes booska dhexe ka dheela ayaa kusoo bilwoday kulanki waqtiga dheeriga ay Portugal ka adkaatay Croatia waxaana soo gaaray dhaawacyo dhanka muruqa ah.

Macalinka Portugal Fernando Santos ayaa kooxda dhameystiran kulanak uu wajahayo Poland.

This will be Poland and Portugal's third encounter at a major tournament, their first in the European Championships.

 

 

 

Xaqiijooyinka kulanka

Waa marki ugu horeeyay oo ay labda dal ku kulmaan koobka qaramada yurub

Labada dal ayaa kala guuleystay koobka aduunka min hal jeer, Poladn ayaa 1-0 ku lagaaday Portugal koobki adunka1986, hala portugal ay 4-0uga adkaatay koobki aduunka 2002

Poland ayaan laga adkaan sadexdi kulan ee u dambeeyay labada dal hal guul iyo laba barbaro

Poland ayaa marki ugu horeysay kasoo muuqaneysa rubuc d-dhamaadka koobka Euro,waana marki koowaad ee heerkan ciyaaro caalami ah kasoo gaaro tan koobki aduunka 1982.

Poland got through to the last eight after a shoot-out win over Switzerland

Poland waa dalak kaliyaee goolasha ugu yar ka dhaliyay tartaka Euro 10 kulan oo ay kasoo muuqatay.

Portugal ayaa ciyaartay kulamada ugu badan ee tartankan iyada oo aan ku guuleysan

Safafka la filan karo

Poland: Fabiański; Piszczek, Glik, Pazdan, Jędrzejczyk; Błaszczykowski, Krychowiak, Mączyński, Grosicki; Milik, Lewandowski.

Kulanka xiga haddii ay jaale qaataan waxaa maqnaan doona : Grosicki, Mączyński, Peszko, Piszczek, Pazdan, Jędrzejczyk

 

Portugal: Rui Patrício, Cédric, Fonte, Pepe, Guerreiro; Silva, William Carvalho, Sanches, Mário; Nani, Ronaldo.

Kulanka xiga haddii ay jaale qaataan waxaa maqnaan doona William Carvalho, Pepe, Quaresma

Garoonka : Stade Vélodrome - Marseille

Garsooraha: Felix Brych

Saacadda: 10:00 Pm

 
Print Bookmark and Share

Return to previous page