Article Details

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo ka qeyb galay Soo dhaweynta Ciyaartoyda 11-jirada Soomaaliya

Categories: | Author: Mohamud Hassan | Posted: 18/2/2016 | Views: 615
Madaxweynaha Jamhuurada Fedreaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay Munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay ciyaartoyda

Madaxweynaha ayaaamaanay dadaalka Wasaaradda Warbashada iyo iskuulka Muqdisho oo isagu aasaasay 1996 oo ardaydan wax kabartaan.

" Dowladda iyo dadka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan magacooda kor ayaad u qaadeen, inaad magacan iyo maqaamkan soo gaarteen waan ku faraxsanahay dowladuna way idin abaal marin doontaa, waxaana rajeynayaa in ad waxbarshada ku wanaagsanaan doontaan ciyaara kaleo aad guul kasoo hoydoontaan ," ayuu Madaxweyanaha yiri.

Madexweyanaha dhanka kale ciyaartoyda kula dardaarmay in aywadajir sii ahaadaan tababarna ay qaataan dowlada ay dheera gelin usamayn doonto.


 

Ciyaartoydi iyo wafidigii la socday ayaa loo soo galbiyay xarunta Akadeemiyada Cilmiga , fanka iyo Suuganta halkaas loogu diyariyay xaflad soo dhaweyn ah oo ay kasoo qeyb galeenqaybaha kale gedisan ee bahda isboortiga.

Ciyaartoyda 11-jirada ayaa ka qeyb galay ciyaarihii Jeem Cup ee ka dhacay Magaalda Doha dalka Qatar oo ay ka qeyb galeen 16 dal o Jamaacada Carabta ku mideysan waxayna Soomaaliya gaarsiiyeen kaalinta 11 taasoo ka dhigan in ay shan dal Soomaaliya ka sare martay.

 

W/D Cali Aadan Muumin( Cali Aloore)

Email: caliaadanmuumin@gmail.com

Daawo Sawiradda:

 

IMG_1867 IMG_1873 IMG_1887 IMG_1890 IMG_1893 IMG_1899 IMG_1901 IMG_1902 IMG_1904 IMG_1907 IMG_1908 IMG_1918 IMG_1924 IMG_1929 IMG_1954 IMG_1956 IMG_2005 IMG_2010 IMG_2022 IMG_2049 IMG_2112 IMG_2127

Print Bookmark and Share

Return to previous page