Article Details

Wiilasha Shibis oo u soo Baxay fiinaalka tartanka K/Koleyga Degmooyinka

Categories: | Author: Mohamud Hassan | Posted: 14/12/2015 | Views: 457
Wiilasha kubbadda Koleyga Degmada Shibis ayaa usoo baxay Fiinaalka tartanka kubbaddaKoleyga Gobolka Banaadir 2015.

Wiilasha Shibisayaa kulanka afar-dhamaadka la cayaaray Wiilasha Wadajir, kuwaa oo so bandnhigay cayaar ay ka maqsuudeen dadwaynihii usoo daawasho.

Cayaartan oo ahayd cayaarti ugu adkayd ayayay labada degmo mari waayay wqtigii loogu talo galay cayaarta waxayna ku dhamaatay 44-44 , sidauu qabo sharciga waxaa lagu daray 5 daqiiqo waxayna 51-47 guusha ku raacday Wiilasha Shibis.

Shibis ayaa fiinaalka la cayaari doona Cabdi casiis iyo Boondheere oo kulanka labaad ee afar-dhamaadka ku ballsan .

 
    Print Bookmark and Share

    Return to previous page