Article Details

Guddoomiyihii Xiriirka Cayaaraha Fudud ee Soomaaliya oo geeriyooday. Tacsi

Categories: | Author: Mohamud Hassan | Posted: 26/6/2015 | Views: 451
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Alaha naxariistiisa janno ha siiyee waxaa maanta dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday guddoomiyihii Xiriirka Soomaaliyeed ee Cayaaraha Fudud Prof Maxamed Cali kaasoo wax badan ka soo qabtay horumarinta cayaaraha Soomaaliyeed.
Hadaba anigoo ku hadlaaya magaca dhamaan bahwaynta sport ga UK gaar ahaan kuwa magacyadoodu hoos ku xusan yihiin kana wada tiiraanyeysan geeridan naxdinta leh waxaan tacsi u diraynaa dhamaan caruurtii, qoyskii, eheladii, asxaabtii iyo madaxda, naadiyada iyo cayaartoyda XS Cayaaraha Fudud geeridan ku timid hogaamiyihii sport ga Soomaliyeed guud ahaan gaar ahaan cayaaraha fudud waxaanan ilaahay uga baryeynaa in uu janadii fardawsa ahayd ka waraabiyo ayagana samir iyo iimaan ka siiyo.

Marxuumka ayaa muddo ka badan 20 sanadood ka ahaa dalka Imaaraadka khabiirka cayaaraha fudud kala taliya wasaaradda sport ga iyo tan waxbarashada wuxuuna ahaa aas aasihii xiriirka cayaaraha fudud ee dalkaasi asagoo isla markaana hawl baaxad leh oo joogta ah ka hayey XS Cayaaraha Fudud waxaana hubaal ah in ay adkaan doonto in la buuxiyo kaalintii, magacii iyo sharaftii uu ku lahaa cayaaraha fudud ee caalamka guud ahaan iyo kuwa dalkeena gaar ahaan.

Avv Xuseen Diiriye Afrax
Amb Maxamed Axmed Caalin
Axmednuur Maxamed Xaashi (Sayga)
Macalin Xasan Maxamed Faarax (John)
Macalin C/Raxmaan Guhaad (Shiino)
Prof Maxamed Axmed Caddow
Abuukar Cali Jimcaale
Muriidi Abanuur Abati
Maxamed Shidane Buraale
Xasan Xuseen Kulmiye
Maxamuud Khaliif
Cabdow Tarabi
Siciid Xuseen Cayrow
Shaafici Islow
Shhino (Badda)
Maxamuud Ismaaciil
Sakariya Maxamed Baliile
Axmed Xirsi Cabdulle (Axmed Bile)
Maxamed faaqid
C/Laahi Xaaji Ereg
C/Naasir (Shamsuddiin)
C/Laahi Muxiyaddiin
Saciid Geeseey
Eng Baana Cali
C/Laahi Xasan (Wiish)
Cabdiwali Maxamuud Afrax
C/Qaadir Mooge
C/Fataax Qardoole
C/Qaadir Salaad Xasan (Beenahawaas)
Dr Cusmaan Shiis iyo xaaskiisa Xaawo Taako
Xaaji Maxamed Khaliif
Maxamed Ciise Cali “Digeeye”
Abdinasir Ismail “Sola”
Abdiqadir Maxamed Faarax “Biriq”
Bile Cali Xamaali
Cabdi-Nuur Cali Rooble
C/Laahi Buurane
C/Rixiin Cali Diiriye
Ahmed Abaliisha
Cabdi Yare (Wagad)
Maxamuud Cadami
Maxamed C/Raxmaan Buwe
Mustaf Aden (Gabdhow)
C/Rashiid Islow
Maxamed Yare
Yaasiin Diinow
Xuseen Deeq
Cabdi Axmed
Daahir Cali Kulmiye
Siciid Keytoon
Maxamed Muftin
Xuseen Abanuur Abati
Liibaan Maxamed Xaashi (Lii Polo)
Liibaan Jaango'an
Mahad Tagoow
Cabdulqaadir Xaaji (Dacar)
Daahir Cabdullahi Xaaji (Madaxeey)
C/Saaq Gaagaale
Caydaruus Raage

Print Bookmark and Share

Return to previous page