|
News
Weerarayahanka kooxda Tottenham ayaa caawa saddex gool u saxiixay xulka dalkiisa England cayaar ka tirsanayd isreereebka koobka dalalka qaaradda yurub ee 2012 oo ay uga horyimaaden xulka dalka Bulgaria taasoo ay xulka England ku adkaadeen 4-0.
Read More...
|
|
News
Double European champion Mo Farah has announced his withdrawal from the Commonwealth Games because of fatigue. The 27-year-old, who won gold for Great Britain in the 5,000m and 10,000m at the European Championships in Barcelona, said he needed a rest.
Read More...
|
|
News
Xiriirka kubadda cagta ee qaaradda yurub (Uefa) ayaa garoomada ay ka dhacyaan cayaaraha ay soo qabanqaabiyaan oo idil ka mamnuucday qalabka codka dheer ee loo yaqaan Vuvuzelas kaasoo si aad ah ugu soo caan baxay cayaarihii adduunka ee sanadkan ka dhacay dalka Koonfur Afrika.
Read More...
|
|
News
Kooxda Sunderland ayaa lacagtii ugu badnayd ee ay cayaartoy ku soo iibsato taariikhda kooxda (13 Milyan oo geniga isterliinka) ku soo ibbsatay gooldhaliyihii xulka Ghana iyo kooxdii Rennes ee dalka Faransiisak Asamoah Gyan.
Read More...
|
|
News
Xiddiga xulka dalka Brazil iyo kooxda Manchester City ayaa si toos ah waxaa maanta heshiis 4 sanadood ah la galay kooxda AC Milan ee dalka Talyaaniga ka dib markii uu xiddigani la qabsan waayey horyalka adag ee dalka Ingiriiska isla markaana uu ka hor yimid amaradii macalimiinta Man City.
Read More...
|
|
News
Cayaartodya xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay17-ka sano ayaa caawa 2-0 ugu awood sheegtay kooxda Al-Shaxaniya ee dalka Qadar intii ay socotay cayaar saaxiibtinimo oo ku dhex martay garoonka Kooxda Al-Shaxaniya ee magaalada Dooxa.
Read More...
|
|
News
TENNESSE: Shir aad u ballaran ayaa lagu qabtay magaaladda Tennesse ee Cariga Mareykanka, taa oo ay ka soo qeyb galeen guddiyadda Isboortiga ee ka kala socday Magaaladda Atlanta oo ay ka socdeen Dr. Cali Cusmaan Cali, Aweys Muuse Arbow (Aweys Fundi), Cabdulqaadir Xasan Cadde (Caydiid Jeenyo) iyo Yusuf Marshaale, Guddiga Isboortiga ee Tennessee oo ay ka socdeen Cabdicasiis Axmed Mahdi iyo Cabdi Cali,
Read More...
|
|
News
Gooldhaliyaha xulka Holland iyo kooxda Arsenal Robin Van Persie ayaa la caddeeyey in uu xulka dalkaasi Holland ka maqnaan doono labada cayaarood oo ka tirsan is reereebka koobka dalalka qaaradda Yurub 2012 oo ay uga hortagi doonaan xulalka dalalka San Marino iyo Finland.
Read More...
|
|
News
Laanta afka soomaaliga ee BBC da ayaa tan iyo bilowgii tartanka horyaalka dalkan Ingiriiska ee Premier League waxa ay si toos ah maalmaha sabtida ah ugu tebinaysay dadwaynaha jecel kubadda cagta ee ku hadla afka soomaaliga cayaar ka mid ah cayaaraha horyaalka ee dhacaya maalintaasi.
Read More...
|
|
News
Kabtanka xulka dalka Argentine Javier Mascherano ayaa maanta dhamaystiray heshiiskii maalmahan oo idil la hadal hayey oo uu ugu wareegayey kooxda caanka ah ee Barcelona ka dib markii uu magaalada Barcelona ku maray baaritaan caafimaad oo qaatay ugu yaraan shan saacadood.
Read More...
|
|
|