|
News
Naadiga horumarinta dhallinyarada Soomaalida/Maraykanka, Somali/American Youth Enrichment Club oo ka mid ah ururada ku midoobay ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota (SYDOM), ayaa bilaabay tababar Kubadda cagta ah oo ay u qabanayaan dhallinyarada da’dooda u dhaxeyso 6 jir ilaa 18 jir, taasoo ay iska kaashanayaan ciyaartooydii hore ee K/cagta iyo khubaro ku takhasusay K/cagta.
Read More...
|
|
News
Dhamaan madaxda iyo xubnaha ururka SSAU oo ay magaalada London ka aas aaseen cayaartoydii hore ee dalka ayagoo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta lahayd ee bishan 2 deedii ku timid aabo Maxamed Shiikhow Jalbe waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan reer Shiikhow Jalbe gaar ahaan Shaacir Shiikhow, Sahara Maxamed Shiikhow iyo saygeeda C/laaahi Cilmi Ereg "Xaaji".
Read More...
|
|
News
Shir aad loo soo agaasimay oo uu soo qabanqaabiyey ururwaynaha SSAU oo ay dhawaantan qaarka mid ah cayaartoydii hore ee dalka iyo bahda sport ga London qaarkood ku aasaaseen magaaladan London ayna kula kulmayeen kooxaha kubadda cagta ee jaaliyadda soomaaliyeed ee dalkan Ingiriiska qaarkood ayaa habeenimadii axaddii ka dhacay xaafadda Tottenham ee isla magaaladan.
Read More...
|
|
News
Xulka kubadda cagta ee dalka Masar ayaa xalay cayaartii kama dambaysta ahayd ee koobka qaaradda Afrika 1-0 uga adkaaday xulka dalka Ghana sidaasina ku galay taariikhda koobkan ka dib markii ay noqdeen dalkii ugu horeeyey ee koobkan ku guulaysta saddex kol oo is xiga.
Read More...
|
|
News
Waxaa si habsami leh ugu socda magaalada jeddah ee boqortooyada sacuudi carabiya tartanka koobka horyaalka jeddah waxaana kulamadii ugu danbeeyey ay kooxuhu isu arkeen sidatan.
Read More...
|
|
News
C/Salaan C/Qaadir Caddaay oo ah wiil soomaaliyeed oo haysta jinsiyadda dalka Norway ayaa maanta dhamaystay ama cayaaray 90 kii daqiiqo ee cayaartii ka tirsanayd koobka FA ga oo ay kooxda Manchester City uga hortagtay kooxda Scunthorpe taasoo ay kooxda Man City ku adkaatay 2-4 gool.
Read More...
|
|
News
Cayaartoydii hore kooxihii dalka iyo xulkii qaranka qaarkood oo ku nool magaaladan London ayaa kulan is waraysi iyo cayaareed oo saaxiibtinimo ah waxa ay maalinimadii jimcadii ku tageen magaalada Birmingham oo ay ku nool qaar badan oo ka mid ah bahdan iyo waliba bahwaynta sport ga soomaaliyeed kuwasoo ayagu ku casuumay magaaladaasi.
Read More...
|
|
News
Waxaa si habsami leh uga socda magaalada jeddah ee boqortooyada Sacuudi Arabiya tartanka loogu magac daray koobka horyaalka jeddah oo ay ku loolamayaan 16 kooxood oo soomaali ah.
Read More...
|
|
News
Djibouti: Guddoomiyaha GOS Aadan Xaaji Yabaroow [Wiish] ayaa kulan gaar ah kula qaatay magaalada Jabuuti ee dalka jabuuti mas`uul ka socda Qurba joogta isboorti Mr. Axmed Nuur (Seyga Ruushka) iyagoo kulankooda iskula soo qaaday horumarinta isboortiga iyo sidii loo samayn lahaa iskaashi adag oo dhinaca GOS iyo qurba joogta isboortiga.
Read More...
|
|
News
C/Salaan C/Qaadir Ibraahim "Caddaay" oo ah cayaaryahan u dhashay soomaaliya ayaa xalay noqday cayaaryahankii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed oo lagu arko garoomada waawayn ee tartanka ugu wayn dunida ee dalka ingiriiska "Premier League" ka dib markii uu xalay ka mid noqday cayaartoydii loo xulay kooxda Manchester City in ay ka hortagaan kooxda Blackburn.
Read More...
|
|
|